HomeMaxkamadda Gobolka Maroodijeex oo Ansixisay Natiijada Doorashada Degmooyinka Hargeysa, Gabiley, Balligubadle iyo...

Maxkamadda Gobolka Maroodijeex oo Ansixisay Natiijada Doorashada Degmooyinka Hargeysa, Gabiley, Balligubadle iyo Sallaxley (DHEGAYSO)

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa (SLpost)-Guddoomiyaha Maxkamada Gobolka Maroodijeex Cabdirashiid Maxamed Duraan ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay inay Maxkamadu ay ansixisay najiitada Doorashada Golaha deegaanka ee Degmooyinka Gobolka oo Komishanka Doorashooyinku ay u gudbiyeen, kuwaas oo kala ah degmooyinka Hargeysa, Gabiley, Salaxley, iyo Baligubadle.

duraanGuddoomiye Cabdirashiid Duraan ayaa waxa uu Ansixinta Najiitada Doorashada kaga dhawaaqay shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay Xafiiska Maxkamadda gobolka Maroodijeex

Dhegayso Go’aanka Maxkamadda

Maxkamadda

Magacyada Xildhibaanada Cusub ee Golaha Deegaanka Hargeysa ayaa kala ah sidan
1.Axmed Cali Haybe.
2. Khaalid Cabdi Cawad Abyan.
3. Mustafe Cismaan Daahir.
4 Maxamed Warsame Caalin Timacade.
5.Cabdiqani Yuusuf Cabdillaahi Ina Macalin.
6. Cabdillaahi Aadan Cali Cabaas.
7. Cabdirisaaq Faarax Xasan Qawdhan.
8. Hanad Xaashi Axmed Caydiid .
9. Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid Soltelco.
10. Cismaan Xasan Faarax Waxar.
11. Eng. Yuusuf Warsame Siciid.
12. Axmed Siyaad Muxumed.
13. Cabdi Cali Yuusuf.
14. Axmed Daahir Axmed Magan.
15. Saleban Daahir Cabdillaahi Dogox.
16. Cabdillaahi Aw Aadan Maxamed.
17. Cabdillaahi Siciid Faarax.
18. Deeq Ducaale Cismaan.
19. Ismaaciil Jaamac Xirsi Cabdi.
20. Cabdicasiis Aadan Habane.
21. Ilyaas Aw Xuseen Jaamac.
22. Maxamed Aw Aadan Weyrax.
23. Khadar Ibrahim Axmed Maax.
24. Cabdicasiis Maxamed Xaashi.
25. Maxamed Cabdi Aadan.

Liiska Xildhibaanadda Golaha Deegaanka Degmadda Sallaxlay 
1- Maxamuud Ibraahim Xandule Ismaaciil
2- Naasir Cabdi Iimaan Ducaale
3- Xasan Maxamed Hugur Axmed
4- Cabdilaahi Axmed Diiriye Faarax
5- Yuusuf Xuseen Cali Qodax
6- Ismaaciil Yuusuf Xuseeb Cilmi
7- Maxamed Iid Jaamac Faarax Cawaale
8- Mawliid Rooble Cismaan Axmed
9- Aadan Cabdi Maxamed Askar
10- Maxamed Cabdilaahi Cawad Khayre
11- Axmed Ibraahim Cabdi Cismaan
12- Maxamuud Bedel Guuleed Liibaan
13- Kawsar Aw Cali Jaamac Bulaale.

Liiska Xildhibaanadda Golaha Deegaanka Degmadda Baligubadle 
1- Farxaan Muxumed Good Cumar
2- Cabdi Iimaan Jaamac Cawad
3- Cabdi Maxamuud Ismaaciil Qambiil
4- Cabdilaahi Maxamed Cali Cawaale
5- Cabdiraxmaan Axmed Aadan Ibraahim
6- Cali Cismaan Jaamac Bulaale
7- Food Imaan Maxamed Mirre
8- Mawliid Jaamac Yuusuf Jibriil
9- Aadan Cali Xasan Maxamed
10- Cumar Cabdi Muxumed Jaamac
11- Cumar Muuse Maxamed Cabdi
12- Sacad Xariir Raage
13- Maxamed Cabdi Si’arag Jaamac.

Liiska Xildhibaanadda Golaha Deegaanka Degmadda Gabiley
1- Cabdi Yuusuf Daahir Goole
2- Cumar Cali Obsiiye Odowa
3- Maxamed-Amiin Cumar Cabdi Muxumed
4- Caydaruus Cabdilaahi Shedaal Warsame
5- Mahdi Maxamed Xaashi Jaamac
6- Cabdiqaadir Maxamed Faarax Nuur
7- Cabdi Ciidle Cali Ismaaciil
8- Cibaado Maax Cilmi Kaahin
9- Shucayb Maxamed Muuse Bookh
10- Cali Maxamed Sheekh Saleebaan Diiriye
11- Maxamed-Amiin Cali Alaale
12- Dr. Axmed Cali Maxamed Nuur
13- Cali Axmed Yuusuf Xaashi
14- Mustafe Sayid Abokor Warfaa
15- Cabdisamad Sheekh Aadan Aamiin (Jamaado)
16- Axmed Siciid Kibaar Good
17- Xasan Axmed Maxamed Aadan
18- Cali Maxamuud Ismaaciil Aamiin
19- Iid Xasan Cabdi Cali
20- Cabdicasiis Cabdilaahi Ismaaciil Qalinle
21- Nimco Axmed Cabdi Xasan.

 

SOMALILANDPOST.NET

contact[at]somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories