Golaha Deegaanka Degmada Borama oo loo doortay Maayar iyo ku-xigeen Cusub
Boorama (SLpost)- Golaha Deegaanka dhawaan la doortay ee degmaada Boorame oo la xilalkooda loo dhaariyey todobaadkii hore, ayaa maanta yeeshay fadhigoodii ugu horeeyey oo...
Guddida Doorashooyinka Qaranka oo Faahfaahin ka bixiyey Hannaankii ay u Dhacday Doorashadii Deegaanka iyo Tabashooyinka natiijadeeda ka soo baxay
Hargeysa (SLpost)- Guddida Doorashooyinka Qaranka ayaa ka war-bixiyay Geeddi-socodkii ay soo martay iyo caqabadihii ay wadatay doorashadii Goleyaasha deegaanka ee dalka ka qabsoontay dhammaadka...
Yaa Aamuskiisii Inagaga Celiya – W/Q: Caydiid Warsame
Aslaamu Calaykum bahda Saxaafada. Salaam dadweynaha Somaliland. Waxa la yidhi beri hore ayaa qof dumar ah ayaa waxay dhashay inan (wiil). Muddo badan ayuu...
“MEEL AAR KA KACAY AARAN FADHFADHIISEY” – W/Q: Warsame Ducaale
Waxa xusid mudan marka arimaha hada taagan oo kale dhacaan, sida kala duwan ee uu u maamulijirey Marxuun Cigaal (IHUN) iyo sida uu u...
Waalidka Ardayda Abaarso Tech oo si kulul u beeniyey dacaayado laga faafiyey Jaamacaddaas
Hargeysa (SLpost)- Qaar ka mid ah waalidka dhalay caruurta wax ka barata Jaamacadda Abaarso Tech University ayaa sheegay inay ka xunyihiin waxa ay ugu...
Dawladda Koonfurta Sudan oo ku Tilmaantay Dahabshiil Mashiinka Maaliyadda Qaaradda Afrika
Juba (SLpost)- Wasiirka Maaliyadda ee dalka Koonfurta Sudan Mr. Kosti Manibe Ngai, ayaa waraysi uu siiyey Telefishanka Africa24 ee xaruntiisu tahay dalka Tanzania ku...
Madaxweynaha Somaliland oo ka Warbixiyey Shir uu kaga Qayb-galay Jabuuti iyo Heshiis Dhexmaray Dhiggiisa Soomaaliya
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa galabta ku soo guryo-noqday dalka ka dib markii wefti balaadhan oo uu Hoggaaminayay ay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

