HomeMaayar iyo Ku-xigeen Cusub oo loo Doortay Golaha Deegaanka Degmada Burco

Maayar iyo Ku-xigeen Cusub oo loo Doortay Golaha Deegaanka Degmada Burco

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Burco (SLpost)- Golaha cusub ee deegaanka degmada Burco ayaa maanta yeeshay fadhigoodii u horeeyay, waxaanay Guddoomiyaha Golaha deegaanka Burco ahna Maayarka magaaladaasi u doorteen Maxamed Muraad oo la sheegay inuu yahay xubinta ugu da’da weyn golahaasi, kaasi oo aanay jirin cid kula tartantay.

Sidoo kale, waxa Golaha deegaanka degmada Burco waxa ay kal-fadhigaas Guddoomiye Ku xigeen ahna Maayar Ku xigeenka Burco u doorteen Muxumed Axmed Xasan (Xoday) oo aan isna cidi kula tartamin jagadaas.

Maayarka Cusub
Maayarka Cusub


Fadhigan Golaha deegaanka Burco oo ku dhammaaday jawi degan oo ay 21-ka Xildhibaan ee golahaasi ka kooban yahay ay fadhiga debeddiisa kaga soo munaaqishoodeen cidda ay u dooranayaan Hoggaankooda, waxa fadhiga goob joog ka ahaa Guddoomiyaha Gobolka Togdheer Cadboo Axmed Aayir.

Xafladii Maayerka 1

Guddoomiyaha Gobolka Togdheer ayaa hadal uu ka jeediyay gunaanadkii fadhigaasi waxa uu u hambalyeeyay Maayarka iyo Maayar Ku xigeenka cusub ee Burco, waxaanu Eebbe uga baryay inuu xilkaasi ku asturo oo ay ka noqdaan masuuliyiin ka shaqeeya oo mudnaanta koowaad siiya horumarinta degmada.

Golaha Deegaanka Burco ayaa noqonaya kii u horeeyay ee doortay maamulkooda tan iyo markii dhawaan la shaaciyay natiijadda doorashada deegaanka ee dalka.

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories