HomeXukuumadda Somaliland oo Shaacisay Diiwaangelin Madani ah oo Dalka laga hirgelinayo

Xukuumadda Somaliland oo Shaacisay Diiwaangelin Madani ah oo Dalka laga hirgelinayo

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa ku gudo-jirta hirgelinta qorshe ay ku doonayso in dalka laga sameeyo diwaangelin Madani ah oo lagu ururinayo xogta Shacabka.

Kulanka oo ay ka qayb gelayaan mas’uuliyiinta kala duwan ee wasaarada Arimaha Gudaha, aqoonyahano, madaxda xafiiska socdaalka, mas’uuliyiinta jaamacadaha dalka qaarkood iyo ururada wadaniga ah ee dhinacyada gargaarka iyo horumarinta socona doona muddo labo maalmood ah ayaa waxaa loogu talo galay in uu ka soo baxo qorshe loo dhan yahay oo muujinaya wadada loo marayo diiwaangelin lagu sameeyo mustaqbalka dhow dadweynaha Reer Somaliland si loo calaamadiyo tiro la ogyahay oo xaq u yeelata ka qayb galka doorashooyinka soo beegan iyo weliba tirada guud ee dadkeena.

kulanka odoroskaShirkan oo uu  furay wasiirka arimaha gudaha Somaliland Maxamed Nuur Carraale (Duur), ayaa waxa mudada uu socdo lagu gorfayn doonaa sida ugu haboon ee dalka looga samayn karo diwaangalintaasi Madaniga ah, waxaana isla eegaya aqoonyahano ka socda Jaamacadaha kala duwan ee dalka, maamulka dawladaha hoose ee dalka iyo dadka kale.

Qorshahan oo la sheegay in la doonaya in lagu ogaado tiradda wakhtiga doorashada ka codeyn karta deegaan kasta oo dalka ah, ayaa waxa uu deba socday shir dhawaan dalka Koonfur Afrika ugu qabsoomay Wasiirrada arimaha gudaha ee dalalka Afrika oo Somaliland ka mid tahay.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland oo shirkan furay ayaa yidhi, “Arrintan (Diwaangalinta) waxaynu uga dan leenahay in la ogaado tiradda rasmiga ah ee ka codayn karta Somaliland. “Xukuumadda waxa ka go’an inay Miisaaniyadda ugu darto wixii kharash ah ee hir-gelinta hawshan ku baxaya.”

SOMALILANDPOST.NET

contact[at]somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories