Ururka SOLJA oo si adag u cambaareeyey Xadhigga lagula Kacay Tifaftiraha Wargeyska Waaheen
Hargeysa (SLpost)- Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa si adag u cambaareeyey Tifaftiraha Wargeyska Waaheen Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto) oo shalay Ciidamada Ammaanku xabsiga...
Danaysiga Siyaasiga iyo Dhoy la’aanta Shacabka Somaliland
Markaynu ka hadlayno siyasidinta Somaliland iyo habdhaqankoda way ku kala aragtiyo duwanyihiin hananka siyasada, bal hadaba aan in yar aan ka iftiimiyo siyasiyiinta reer...
Dhammaan Shaqaalaha Madaxtooyadu waxay Hambalyo Meher u diyarayaan…
1. Wasiirka Madaxtooyada JSL Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan 2. Af-hayeenka Madaxtooyada JSL, Md. Axmed Saleebaan Dhuxul 3. Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JSL, Md. Cabdi Xasan Madar 4. Xog-hayaha gaarka ah ee Madaxweyne, Md. Cali Axmed...
Somaliland Waxay Samaysatay Nidaam Sharci Oo Cadaaladda Loo Maro, Siyaasiga Wax Tirsanayaana Nidaamkaas Ayuu Ku Khasbanyahay
Waxaa dalka ka qabsoontay dooroshadii golaha deegaanka oo ay u tartameen murashaxiin ka tirsan shan urur oo cusub iyo Labadii xisbi ee hore KULMIYE,...
MEHER WACAN: Dhammaan dadkani waxay hambalyo u dirayaan Cabdirashiid Maxamed iyo Ifraax Xasan oo…
Maxamed Xasan Cabdi (Maxamed-Addis)Iyo Xaaskiisa, Cabdi Abokor Siciid, Maxamed Ciise Cabdi, Axmed Ibraahin Qalinleh (Waalayaabay), Siciid Ibraahin Kuraase, Cabdikariin Cumar Odanwaa, Faysal Xiis Weerar(Afgaab),...
Xukuumadda Somaliland oo Indaha Ka Qarsatay Dambiyo Ka Dhacay Dugsiga Sare ee Abaarso Tech oo ay Ku Kaceen Macalimiin Ajnebi ah
Hargeysa (SLpost)- Waxa beryahan dambe isa soo taraya dembiyo dhawr ah oo ka dhacay dugsiga Abaarso Tech hase yeeshee ay xukuumadda Somaliland iska indha...
Ciyaarihii Gobollada Somaliland oo furitaankooda dib loogu riixay bilowga Sannadka Cusub
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka dhalinyaradda, ciyaaraha iyo dhaqanka Somaliland Md. Cali Siciid Raygal, ayaa shaaca ka qaaday in dib loo dhigay tartankii ciyaaraha goboladda dalka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

