Monthly Archives: November, 2012

spot_imgspot_img

HARGEYSA: Taageerayaasha Musharrax Cabdiraxmaan-Soltelco oo Wacdaro ka Dhigay Garoomada Caasimadda Hargeysa

Hargeysa, (SLpost)- Taageerayaasha Musharrax Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Cabdiraxmaan-Soltelco) oo Kamid ah Musharraxiinta Xisbiga KULMIYE ee doorashada Golaha Deegaanka ka tartamaya Caasimadda Hargeysa  ayaa shalay isugu...

“Kulmiye haddii aynu nahay waxaynu nahay Xisbigii tallada dalka hayey , ololaheenu waa inuu ahaadaa mid Nadiifa oo aan Fawdo ahayn,” Muuse Biixi.

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbul xaakimka Somaliland ee KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa ugu baaqay taageereyaasha xisbigaasi inay dhawraan anshaxa iyo milgaha xisbigooda oo...

Cawil Cali Ducaale Oo La Sheegay In Uu Ku Biiraayo Xisbul Xaakimka Kulmiye Iyo Siciid Sulub Oo Lagaga Guuray Guri Caska Udub

Hargaysa (SLpost)- Wasiirkii hore ee Maaliyada xukuumadii Daahir Rayaale Kaahin oo ka mid ahaa xubnihii guddida fulinta ee xisbigii Udub ee saaxada siyaasada ka...

Magacaabistii Melafsigii Iyo Xil Ka Maroojintii Boobe: Saddex aan wada socon ~ Qormadii- 14aad

Waxaase Boobe ka maqnayd, oo aanu taladaba ku darsan qorshihiisii in uu fashilmay. oo ay madaxtooyadu ka war heshay khiyaamadiisii. Waayo waxa uu ka war hayey in aanay jirin cid kale oo isaga iyo saaxiibkii la ogayd, in ay Madaxweynaha lacag weydiisteen. Taas awgeed madaxtooyada waxa uu soo galay isaga oo kalsooni buuxda ku qaba, in isla markaaba farta laga saari doono jeeg ay ku qoran tahay lacagtii uu dalbaday. Sidaas darteed markii uu madaxtooyada galayba, isaga oo aan dhinacna u leexan waxuu toos u abaaaray xafiiskii uu jeega ka doonayey. Hase ahaatee hawlwadeenadii xafiiskaasi waxay ku wargeliyeen in markii hore loo diyaariyey jeegii lacagtu ugu qornayd, hase ahaatee markii dambe la hakiyey. Boobena waxa uu markaas ku jawaabay.

Ururka SOLJA oo Walaac Xooggan ka Muujiyey Saamaynta Xeerka Sirdoonka Qaranku ku yeelan karo Madax-bannaanida Warbaahinta

Hargeysa  (SLpost)- Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa walaac xooggan ka muujiyey xeerka Sirdoonka oo labada Aqal ee Baarlamanka Somaliland dhawaan Ansixiyeen. Warsaxaafadeed uu xalay...

20 Arrimood oo u Khaas ah Madaxweynaha Maraykanka iyo Ninka kula Tartamaaya Jagada Madaxweyne

London(SLpost)Madaxweyne Obama oo waqtigan ay loolan adag oo dhinaca jagada Madaxweynenimo kula jira Mitt Romney ayaa labadooduba waxay leeyihiin waxyaabo u khaas ah oo...

Wasiirka Qorshaynta oo faahfaahin ka bixiyey Meelaha lagu Horumarinayo 50 Milyan oo Midowga Yurub ugu Deeqay Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Somaliland Dr. Sacad Cali Shire ayaa fahfaahin mashaariic horumarineed oo Midowga Yurub Somaliland ka caawinayo taas oo lagu shaaciyey...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img