Monthly Archives: November, 2012

spot_imgspot_img

Wasiirka Madaxtooyada oo Dalka Ingiriiska kaga Qayb-galay Shirweyne Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye ku Marti-qaadeen

Bristol (SLpostl)- Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Md Xirsi Cali X. Xasan, ayaa olole siyaasadeed oo uu taageero ugu raadinayo Xisbiga talada dalka haya ee...

Magacyada Xubnaha Golaha Wasiirrada ee loo magacaabay Xukuumadda Somalia iyo Saami-qaybsiga Beelaha

Muqdisho (SLpost)- Raysal-wasaaraha dalka Soomaaliya  Cabdi Faarax Shir-doon (Saacid), ayaa maanta ku dhawaaqay Gole Wasiirro oo aad u kooban kuwaas oo ka mid noqon...

Durba Guulihiisii, Deg-deg buu u wada marey, Erey beena kuma Darin ~ W/Q: Baashe C. Gabobe

Xukuumadda kulmiye ee ‘Faanka badan’, waxyaabaha ugu horeeya ee cid walba ka dareemaysa waxa wayaan inaaney xaaladda dhabta ah ee shacabka Somaliland ku sugan...

SHEEKO KALE KEEN: Mar Labaad Ku Celi – Prof. Cabdisalam Yaasiin

Nin dalmar ah oo dhul badan maray ayaa dalkiisii ku noqday ka dib markii uu muddo dheer ka maqnaa. Magaaladii uu ku noolaa ayaa...

Murashax Xaashi Oo Bandhigay Qorshaha Ururka Xaqsoor Ee Golaha Deegaanka Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Urur Siyaasaddeedka Xaqsoor oo ka mid ah todobada Urur Siyaasaddeed ee ku tartamaya doorashada Goleyaasha Deegaanka Somaliland ayay maanta taagerayaashiisu isugu soo...

Hargeysa: Shir lagu Faaqiday Jaangoynta Istaraatajiyadda siyaasadeed ee Naasnuujinta iyo Quudinta Habboon ee Carruurta

Hargeysa (SLpost)- Kulan lagaga hadlayey Istiraatiijiyadda Sharci dejineed, Siyaasadeed iyo jaangoyneed ee Daryeelka, naas nuujinta iyo quudinta habboon ee caruurta Somaliland ee sanad xiliyeedka...

Naadiga Kubadda Cagta ee Goodir oo 1-0 ku suul-daaray kooxda Xiddigaha Cirka.

Kooxda Goodir ayaa  shalay 1-0 kaga badiyay kooxda  xidigaha Cirka cayaar ahayd munaasibad loogu dabaaldagayay sanadguurada ciidanka poliska Somaliland oo ka dhacday garoonka weeyn...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img