DAAWO Qaybta labaad ee Sawirrada munaasibadda Madaxweynuhu Xadhigga kaga jaray Wejiga koowaad ee Dhismaha Waddada Cad
SOMALILANDPOST.NET webmastersomalilandpost.net
Madaxweyne Siilaanyo oo Xadhigga ka jaray Dhismaha Wejiga koowaad ee Waddada Cad (SAWIRRO)
Toon (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xadhigga ka jaray Wejiga Koowaad ee waddada isku xidha Magaalada Sallaxley iyo caasimadda...
Shirkadda ALNuuR Furniture oo ku deeqday Daammurka 2 Kiiloometer oo ka mid ah Waddada isku xidha Hargeysa iyo Sallaxley
Hargeysa (SLpost) – Shirkadda agabka guryaha iyo Xafiisyada ee ALNuuR Furniture ayaa 50 foosto oo daammur ah ugu deeqday qabyo-tirka dhismaha Waddada cad ee...
Magacaabistii, Melafsigii Iyo Xil Ka Maroojintii Boobe: Saddex aan wada socon ~ Qormadii 15aad
Baabuurkii wasiir Boobe markuu na dhaafay ee uu ka baxay albaabkii madaxtooyada ka baxay. Ayaanu mar keliya is wada eegnay dhawrkayagii qof ee aanu meesha wada taagnayn. Waayo mid kasta oo naga mid ahaaba waxuu gaarkiisa u dareemay in aanay xaaladii aanu Boobe ku arkaynay ahayn xaalad caadi ah. Dabadeedna waxaanu bilawnay in aanu dib isaga waraysano wasiirka waxa ku dhacay. inkasta oo aanu run ahaanatii jirin qof naga mid ahaa, oo ka wa
Guddida Ilaalinta Anshaxa iyo Hab-dhaqanka Doorashada oo Soo Bandhigay Xad-gudubyada Sharci ee Dhacay Muddadii Ololuhu Socday
Hargeysa (SLpost)- Guddida Ilaalinta Anshaxa iyo hab-dhaqanka habsami-u-socodka Doorashada, ayaa warbixin ku aaddan hawsha hawsha loogu xil-saaray inay u kuur-galaan qaabka iyo ka-qayb qaadashada...
Madaxweynaha Somaliland oo Tacsi u Diray Ehelkii Iyo Qaraabadii uu Ka Baxay Marxuum Maxamed Maxamuud Khaawi oo ku geeriyooday Maraykanka.
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi u dirayaa Eheladii, Qarabadii, Qoyskii, Asxaabtii iyo dhamaan Shacbiga reer Somaliland...
Jaamacadda SOAS ee London oo la Wadaagtay Shirkadda Dahabshiil Khibradda Hawlahooda
London (SLpost)- Maareeyaha Guud ee Shirkadaha Dahabshiil Mr. Cabdirashiid Maxamed Ducaale, ayaa ka qaybgalay kulan ay soo qanabqaabisay Jaamacadda SOAS (School Of African and...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

