Home20 Arrimood oo u Khaas ah Madaxweynaha Maraykanka iyo Ninka kula Tartamaaya...

20 Arrimood oo u Khaas ah Madaxweynaha Maraykanka iyo Ninka kula Tartamaaya Jagada Madaxweyne

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

London(SLpost)Madaxweyne Obama oo waqtigan ay loolan adag oo dhinaca jagada Madaxweynenimo kula jira Mitt Romney ayaa labadooduba waxay leeyihiin waxyaabo u khaas ah oo dadku aanay badankoodu kalal socon.

Haddaba, waxaynu mid kasta ka soo qaadan doona 20 arrimood oo qofka ka barta ku filaan karto inuu wax badan ka ogaado masuuliyiintan doorashadooda adduunku si fiican ula socoto, isla markaana u taliya dawladaha ku amar ku taagleeyaha caalamka.

Ugu horraynayn waxaynu soo qaadan doona madaxweyne Barack Obama oo dadku wax badan ka yaqaanno.

blank1. Waxa uu ururin jiray qalab la yidha Spider-Man iyo Conan oo uu geyn jiray meelaha kartoonada lagu ururiyo oo la yidha Barbarian Comics.

2. Waxaana lagu naanaysi jiray markii uu dugsiga sare dhigan jiray ?O?Bomber? taasoo uu kula baxay isagoo khibrad badan u laha kubbadda kolayga.

3. Magaciisu sawaaxili ahaan macnahiisu waa ?kii barakaysnaa

4. Waxa uu sannadkii 2006 ku guulaystay biladda la yidha Grammy, isagoo ku qaatay cod taariikhdiisa ah oo duubay iyo buugga la yidha Dreams From May Father (Riyadii aabbahay).

5. Obama waa nin guran, waana Madaxweynihii lixaad ee isagoo guran qabsada dalka Maraykanka

6. Waxa uu si gaar ah u leeyahay galoofisyo badan oo cascas oo kuwa feedhka lagu ciyaaro ah, kuwaasoo uu ka qaatay feedhyahankii caanka ahaa ee Maxamed Cali

7. Waxa uu Ice Cream ku iibin jiray dukaanka la yidhaa Baskin-Robbins waqtigii uu dhallinyarada ahaa, balse waqtigan waxa uu u neceb yahay ag istaagi goobaha Ice Cream-ka

8. Waxa uu cuni jiray markii uu Indonesia ku noola hilibka Eyda, Maska iyo jiriqaaqa la dubay

9. Waxa uu xaaskiisa Michelle u ballanqaaday inuu joojinaayo cabiska sigaarka, ka hor inta aannu madaxweynaha noqon, balse muu joojin

10. Waxa uu lahaa markii uu ku noola Indonesia daanyeer yar magaciisa la odhan jiray Tata?la soco astaamaha dambe ee Obama iyo kuwa Mitt Romney.

 

Somaliland Post.Net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories