Home“Kulmiye haddii aynu nahay waxaynu nahay Xisbigii tallada dalka hayey , ololaheenu...

“Kulmiye haddii aynu nahay waxaynu nahay Xisbigii tallada dalka hayey , ololaheenu waa inuu ahaadaa mid Nadiifa oo aan Fawdo ahayn,” Muuse Biixi.

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbul xaakimka Somaliland ee KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa ugu baaqay taageereyaasha xisbigaasi inay dhawraan anshaxa iyo milgaha xisbigooda oo uu ku sifeeyay odayga axsaabta siyaasadda.

Muuse Biixi wuxuu sidaasi ka sheegay mar uu maanta kula hadlayay magaaladda Hargeysa Taageereyaasha Murashax C/Raxmaan Abdeeq oo ka mid ah 25-ka murashax ee xisbiga KULMIYE u soo xulay golaha deegaanka Hargeysa.

blank
Guddoomiyaha Kulmiye

“Kulmiye haddii aynu nahay waxaynu nahay Xisbigii tallada dalka haya, Xisbi waayeel oo waayo-araga ololaheenu waa inuu ahaadaa mid Nadiifa oo aan Fawdo ahayn,”ayuu yidhi Muuse Biixi.

Wuxuu intaasi ku daray, “Ciyaala suuq nimo, Buuq iyo Tuurtuuryo iyo cay midna aan lahayn dhalinyarada Kulmiye waa inay ku suntanaataa Akhlaaq wanaag.”
Guddoomiyaha oo hadalkiisa siiwatay wuxuu intaas ku ladhay “Marka Magaaladda ay ka Ololaynayaan waa inay ka duwanaadaan axsaabta iyo ururadda kale.”

Md. Muuse Biixi waxa uu taageereyaashiisa ku guubaabiyay inay soo saaraan murashaxiinta xisbiga isagoo arrintaasi ka hadlayayna wuxuu yidhi “Waxaan u imid waxaan idinka doonaynaa hadDii aanu nahay Xisbul xaaakimkii Qof kasta oo halkan taagan iyo intuu gaadhi karo iyo intuu ka horayn karo inaad u codaysaan oo aad soo saartaan murashaxiinta xisbiga KULMIYE.”

Waxay ahayd maanta maalintii labaad ee xisbiga KULMIYE u lahaa kaltanka ololaha doorashada, waxaanay murashaxiinta iyo masuuliyiinta xisbigu Taageereyaashooda kula hadleen xafiisyadooda magaalooyinka dalka.

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories