HomeXukuumadda oo Digniin u Dirtay Qaybaha Siyaasadda ee Doorashada ka Qayb-galaya

Xukuumadda oo Digniin u Dirtay Qaybaha Siyaasadda ee Doorashada ka Qayb-galaya

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...
blank
Wasiirka Daakhiliga

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane Maxamed Nuur Caraale Duur ayaa u soo jeediyay Xisbiyada iyo Ururada Siyaasada ee ka qayb qaadanaya Tartanka ololaha Doorashada Golayaasha Deegaanku inay dadweynaha ku hantaan barnaamijyo Waxqabad isla markaana ka digay wax kasta oo hanaanka tartanka Majare habaabin kara .

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Somaliland ayaa waxa uu ka hadlay hanaanka doorashooyinka Xorta ah ee Somaliland ka hirgalay,waxaanu sheegay in doorashada deegaanku ay noqonayso tii labaad ee dalkan ka hirgasha waxaanu bulshada Somaliland ku adkeeyay inay Guntiga u xidhaan sidii ay doorashadaasi u noqon lahayd mid u dhacda si xor iyo Xalaal ah.

Mudane Maxamed Nuur Caraale Duur waxa uu Xusay in doorka Xukuumada kaga beegan hawl galkani uu yahay sidii ay u wanaajin lahayd Saaxada lagu tartamayo, waxaanu ku amray Maamulada Gobolada iyo degmooyinku sidii ay uga soo bixi lahaayeen wixii dhinacooda ku waajibay .

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Jamhuuriyada Somaliland Waxa uu fariin u diray Xisbiyada iyo Ururada ka qayb qaadanaya doorashadan.

SOMALILANDPOST.NET/Hargeysa

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories