Magacaabistii Melafsigii Iyo Xil Ka Maroojintii Boobe Sadex aan wada socon: Qormadii: 4aad
Mudadii uu Wasiirka cusubi ku gudo jirey hawshii daraasada iyo qiimaynta ahayd ee uu Wasaaradda ku samaynayey, waxaanu dhamaantayo ula shaqaynay si daacadnimo ah,...
MAGACAABISTAYDII IYO MAAGISTAYDII: LABA ISKU LAMMAANAA – (Maalin-qorka “Dharaarihii I soo maray”) – Qormada 13aad
Waxba kama waalin Sheekh Khaliil ee waxa keliya ee aan ku idhi waxay ahayd in uu si rasmiya u soo sharciyeysto Idaacadda oo aanay si dhuumasho ah Radio hargeysa ku gelin, inta
Guddida Doorashooyinka oo Shaaciyey Jadwalka Kala-horeynta Ololaha iyo Shuruudaha Ururrada iyo Xisbiyada Siyaasadda
Hargeysa (SLpost)- Komiishanka Qaranka Somaliland ayaa ku dhawaqay Maalinta iyo Waqtiga ay bilaabmayaan olalaha doorashooyinka Golayaasha Deeganka iyo Sida ay u kala horeeyaan Ururada...
Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo Dalka ka Soo Laabtay, kana Xog-warramay Shir uu kaga Qayb-galay Dalka Ivory Coast
Berbera (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib markii uu Wadanka Ivory Coast uu kaga qayb...
SLpost: CIID MUBAARAK, Kuli-Caam Wa Antum Bi Kheyr
Maamulka iyo hawl-wadeennada Shabakadda Wararka ee SomalilandPost, waxa ay Akhristayaasha Sharafta Mudan iyo Dhammaan Shucuubta Islaamka ku hambaleyeynayaan Munaasibadda Ciidal-Adxaha oo ay Leeyihiin Caafimaad-qab...
Madaxweyne Siilaanyo oo Shacabka Somaliland Ku hambalyeeyay Munaasibadda Ciidal-Adxaha
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxmuud (Siilaanyo), ayaa shacbiweynaha Somaliland, gudo iyo debedba, ku hambalyeeyey munaasibadda Ciidal-Adxaha awgeed. Warsaxaafadeed xambaarsan hambalyada Madaxweynaha oo...
MAGACAABISTAYDII IYO MAAGISTAYDII: LABA ISKU LAMMAANAA – (Maalin-qorka “Dharaarihii I soo maray”) – Qormada 11aad iyo 12aad
Hal ducasho iyo dihasho ku yimid oo aan halacsaday shalay, ma yar haadiyaa? Bal ka warrama xukuumadda hadalka u hollatay ee Sayid-gaab ka hillaac...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

