Monthly Archives: October, 2012

spot_imgspot_img

Waan Xoogsadaa! – W/Q: Mukhtaar (Bulshaawi)

Hiirta-waaberi baan kacaa. Isagana wakhtigaas baanu albaabka isku dhaafnaa. Caruurtaan toosiyaa, quraac siyaa, isuulkana u anbo bixiyaa, markaan dhameeyo, qadadda ayaan u sii raaciya...

Wasiir Xirsi Miyuu Isku Qiray Mise Wuu Iska Leexshay Eedaha Boobe? – W/Q: Cabdiraxmaan Jaamac

Waxaan ka mid ahay bulshada reer Somaliland ee caadaysatay akhriska taxanaha dheer ee uu Boobe Yuusuf Ducaale ku soo bandhigay taariikhda maalmihii koobnaa ee...

Qoraal Daahfuray Oo Beeniyay In Gudoomiyaha Dawan Iyo Dhuxul Aanay Lahayn Heesti Abwaan Dhako Ee Ay Sheegteen

Haddii aanay jirin xuquuq lahaansho gaar ahaaneed ee shay waxaa la arki lahaa in is qabqabsi badan yimaado.  Lahaanshaha gaar ahaaneed ee midho qof...

Hoggaanka Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Sanaag oo Beelaha Sanaag Bari oo ugu Baaqay inay Nabad Gelyada Iyo Xasilonida Dalka Ilaaliyaan

Ceerigaabo (SLpost)- Masuuliyiinta Xisbiga kulmiye ee gobolka Sanaag ayaa shir jaraaid oo ay maanta ku qabteen magalada Ceerigaabo ugu baaqay labadii ardaa ee shaqaaqada...

Dhalan-dhoolka Tahriibta iyo Dhug la’aanta Dhalinta

Qormadan kooban waxa aan isku dayi doona inaan ku soo bandhigo khataraha tahriibta iyo sida ay dhalinyaradu uga war la’ayihiin. Tahriibtu waxa ay noqotay wax...

OGEYSIIS: Bandhigga Somali Week iyo Abaannadii Waaweynaa ee MC Faruur, Qawdhan iyo Basbaas

Ogaysiis : Dhamaan jaaliyada af Somaliga ku hadasha ee ku dhaqan UK waxaa la ogaysiinayaa in xaflad balaadhan oo lagu soo dhawaynaayo safdexda Abwaan...

Qoraalka boobe waa faleebo ku socota muwaadiniinta xalaasha ah,cidii inkirtana waa calooshiisa u shaqayste iyo qof bilaa mabda ah.

Waxaan marka hore salaamayaa inta akhrisata qoraalkan qiimaha badan ee Boobe  ee daaha ka rogaya masiibada runta ah ee dhalin gadida hogaamiye kasta oo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img