Monthly Archives: September, 2012

spot_imgspot_img

Xeer lagu anshax-marinayo Garsoorayaasha iyo Xeer-ilaaliyaasha oo markii u horreysay Somaliland laga hirgeliyey

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee Somaliland Yuusuf Ismaciil Cali ayaa soo caddeeyay inay soo saareen Xeerka Anshax Marinta Garsoorka iyo Xeer ilaaliyayaasha . Guddoomiyaha...

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Arrimo Ammaanka la xidhiidha ku jooga Gobollada Awdal iyo Selel

Lughaya (SLpost)- Wasiirka wasaarada Arrimaha Gudaha Mudane Maxamed Nuur Caraale Duur, ayaa kormeer ku joogga deegaamada gobolka Selal ee Somaliland isaga oo deegaamada ku...

Xisbiyada iyo ururrada Siyaasadda oo maanta SaxeexayXeerka Anshaxa Doorashada Golaha Deegaanka

Hargeysa (SLpost)- Komishanka doorashooyinka qaranka ayaa maanta hor dhigay xisbiyada iyo ururada siyaasada inay saxeexaan xeerka anshaxa  doorashada golaha deegaanka ee (Code Of Conduct). Shirka lagu saxeexay...

Madaxweynaha Masar oo Baaqyo ka soo Jeediyey dalka Suuriya iyo Meel ka-dhaca reer Galbeedku ku Gefayaan Nebi Muxammad (NNKHA)

Brussels (SLpost)- Madaxweynaha Dalka Masar Maxamed Marsi oo Booqasho ku jooga xarunta midowga Yurub ayaa ugu baaqay madaxweynaha dalka siiriya inuu xilka madaxtinimadda isaga...

Shirweyne ay isugu yimaaddeen Ururka Shaybaadhayaasha Somaliland oo Go’aamo laga soo saaray

Hargeysa (SLpost)- Shirweynahii saddexaad ee ururka Sheybaadhlayaasha Somaliland ayaa maanta ka dhacay magaalada Hargaysa iyadoo ay ka qayb qaadanayaan guud ahaan shaybaadhlayaasha Caafimaadka Gobolada...

Ceerigaabo: Urur-Siyaasadeedka WADDANI oo Munaasibadii ugu miisaanka cuslayd ku soo bandhigay 21 murasha oo uu hormood u yahay Maayarka Magaalada

Ceerigaabo (SLpost)- Urur-Siyaasadeedka WADDANI ayaa 21 murashax oo miisaan culis leh oo uu ku jiro Maayarka hada talada haya ku soo bandhigay xaflad si...

OGAYSIIS: Ururka Suxufiyiinta ee SOLJA

Ref: 09/solja/09/2012 Ujeedo: Wargalin Muhiim Waxa uu URURKA SUXIFIYIINTA SOMALILAND (SOLJA) ogaysiinayaa dhamaan hawlwadeenada ka hawlgala qaybaha ka la duwan ee saxafada madaxa banaan iyo kuwa...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img