Monthly Archives: September, 2012

spot_imgspot_img

Ninkii Sameeyey Filimka Nebi Muxamed (NNKHA) Lagu Aflagaadeeyay oo Maxkamad la horgeeyey

Washington  (SLpost)- Ninkii Sameeyay Filimkii Nebigeena Suuban (CS) lagu aflagaadeeyay, ayaa dawladda Maraykanku horgaysay Maxkamad ku taala Magaaaladda Los Angles ee dalkaasi si loo...

Dahabshiil Group oo Taakullo Lacageed ku Wareejiyey Guddida Dhismaha Jidka Dawga-cad

Hargeysa  (SLpost)- Shirkadaha Dabashiil Group ayaa taakullo lacageed muhiim ah ku wareejiyey Guddiga Dhismaha Jidka Dawga-cad ee Waqooyiga Caasimadda Hargeysa oo la doonayo in...

Guddoomiyaha Wargeyska Madaxa-banaan ee Saxafi oo Weli u Xidhan Xarunta Dambi-baadhista ee Hargeysa

Hargeysa (SLpost)-  Guddoomiyihi Wargeyska madaxa bannaan ee Saxafi  Cabdifataax Maxamud Caydiid, ayaa weli ku xidhan xarunta ciidamada Dambi-baadhista ee magaalada Hargeysa, ka dib markii...

TACSI ku socota Qoyska Ilma Cabdilaahi Kabadhe

Ibraahim Gaafuun, Maxamed Gaafuun, Ibraahim Dalqaf, Cabdillaahi Sandheere, Fu’aad Qoortumaale, Hamse Suudi, Cabdirisaaq Suudi, Cabdi Buushe Muruq-liqe. Dhamaan dadkaasi waxay Tacsi u dirayaan geeridii naxdinta...

Haloo gurmado taariikhda waddanka – Maxamed Axmed (Shiil)

Buug aan qoray oo aan ugu magacdaray 'Halgan iyo Hayaan' oo weli qabyo ah  ayaa marka la isku xooriyo  tilmaamaya “guul” waayo, halgan iyo...

Dugsiyada Sare iyo Dhexe ee Nuuradiin oo Koobsaday Kaalmaha ugu Sarreeya Natiijada Imtixaanka Shahaadiga ah ee dalka

Hargeysa (SLpost)- Dugsiyada sare iyo dhexe ee Nuuradiin oo ka mid ah iskuullada gaarka loo leeyahay, uguna ballaadhan ee ka dhisan Somaliland, ayaa markii...

Sudan iyo Koonfurta Sudan oo Heshiis ka gaadhay Dhoofinta Shidaalka

Addis Ababa (SLpost)- Dawladaha Sudan iyo Koonfurta Sudan, ayaa si wada-jir ah shalay heshiisyo dhinaca dhaqaalaha iyo ammaanka ku saabsan ku gaadhay magaalada Addis...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img