HomeNinkii Sameeyey Filimka Nebi Muxamed (NNKHA) Lagu Aflagaadeeyay oo Maxkamad la...

Ninkii Sameeyey Filimka Nebi Muxamed (NNKHA) Lagu Aflagaadeeyay oo Maxkamad la horgeeyey

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Washington  (SLpost)- Ninkii Sameeyay Filimkii Nebigeena Suuban (CS) lagu aflagaadeeyay, ayaa dawladda Maraykanku horgaysay Maxkamad ku taala Magaaaladda Los Angles ee dalkaasi si loo waydiiyo waxa ku kallifay inuu filimkan sameeyo.

blank

Ninkan oo lagu magacaabo Nakoula Basseley Nakoula balse caan ku ah magaca Sam Bacile oo da’diisu tahay 55 jir asal ahaanna u dhashay dalka Masar, imikana haysta dhalashada dalka Maraykanka, ayaa sameeyay filim lagu aflagaadeeyay Nebigeena Muxamed (NNKH), kaas oo dunida Muslimka ka abuuray kacdoono lagaga soo horjeedo danaha Maraykanku dalalkaasi ku leeyahay, ayaa la horgeeyay Maxkamad si su’aalo looga waydiiyo filimkan.

blankFilimka oo jilaayaashii metelayey magaciisa ku khiyaameeyey ‘Desert Warrior’ oo markii dambe uu u beddelay ‘Innocence of Muslims’, kana hadlaya  taariikhda dalka Masar  2000 oo sanno ka hor, ayaa sidoo kale wax lagaga sheegay hab-dhaqankii dhinaca guurka ee Rasuulkeena Muxamed (NNKHA).

Filimkan oo dunida Muslimka ka cadhaysiiyay ayaa waxa la sheegay inuu samayntiisa uu gacan ka gaystay baadari magciisu yahay Terry Jones, kaasi oo hore loogu eedeeyay inuu ku hanjabay inuu Kitaabka Qur’aanka ah gubi doono.

Maxkamadda la horgeeyay Sam Bacile ayaa la sheegay in dib loogu soo celin doono dhawaan, inkasta oo aan laga warqabin su’aalaha la waydiiyay maadaama aan warbaahinta loo ogolayn dhegaysiga dacwadda dhagar-qabahan.

SOMALILANDPOST.NET

webmaster@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories