Gaadiidka Sharci la’aanta uga Shaqaysta Laascaanood oo la ururiyey iyo Maamulka Caasimadda Sool oo ka hadlay
Laascaanood (SLpost)- Maamulka magaalada Laascaanood oo kaashanaya Ciidamada Booliska ayaa hawl-gal ay maanta sameeyeen ku qab-qabtay gaadiid tiradoodu dhan tahay 25 oo aanay ku oolin Taariikada baabuurta Somaliland isla markaana aan Cashuurneyn.
Shirweyne lagu Falanqeeyey Xaaladda Caafimaadka ee dalka oo maanta Hargeysa ka furmay
Hargeysa (SLpost)- Shir lagu lafo-gurayo xaaladda Caafimaad ee Bulshada Somaliland oo ay isugu yimaaddeen Dhakhaatiirta ka hawl-gala Gobolada, Degmooyinka iyo kuwa dibadda ka yimi...
Dardaarankii Dr. Mohamed Aadan Shiekh &Furaha Wadahadallada, Somaliland-Somalia – W/Q: Adan Muse Jibril
Furaha dhabbaha wada-hadalada labada dhinac, Somalia iyo Somaliland waxay ka bilaabmi karaan in la qiro baahida ah abuurista xaalad debecsan oo hordhac u noqota...
Shirkii Wada-hadallada Somaliland iyo Somalia oo maanta ka furmay Chevening House
London (SLpost)-Shirkii wada hadalka Somaliland iyo Somalia ee ay marti-gelisay dawladda Ingiriisku ayaa maanta ka furmay Chevening House oo ku yaala duleedka Magaaladda London. Shirkan...
Shirkadda Isgaadhiinta Casriga ee TELESOM oo kuliyadda ICT-ga Jaamacadda Hargaysa U dhistay Dhisme Cusub oo Qalabaysan
Shirkadda Isgaadhsiinta casriga ee Telesom oo ah shirkadda ugu weyn shirkaddaha isgaadhsiinta dalka uguna horumarsan tiknolajiyadda door weyna ka qaadata horumarka dadka iyo dalka ayaa maanta dhisme cusub u dhistay kuuliyadda Isgaadhsiinta
Madaxweyne Siilaanyo oo Buuxiyey Boosas ka bannaanaa Xukuumaddiisa, qaar kalena xilka ka qaaday
Hargeysa (SLpost)–Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa digreeto madaxweyne oo uu maanta soo saaray ku magacaabay Boosas ka bannaanaa xukuumaddiisa, qaar...
Machadka Faafinta Islaamka oo kulan-diimeed u qabtay Haweenka Degmada Ceel-Afweyn ee Gobolka Sanaag
Ceel-Afweyn (SLpost)- Machadka Faafinta Islaamka ee ka hawlgala Somaliland, ayaa shalay kulan-diimeed u qabtay haweenka ku dhaqan Degmada Ceel-afweyn ee Gobolka Sanaag. Kulankaas oo ku...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

