HomeGaadiidka Sharci la'aanta uga Shaqaysta Laascaanood oo la ururiyey iyo Maamulka Caasimadda...

Gaadiidka Sharci la’aanta uga Shaqaysta Laascaanood oo la ururiyey iyo Maamulka Caasimadda Sool oo ka hadlay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

[L]aascaanood (SLpost)- Maamulka magaalada Laascaanood oo kaashanaya Ciidamada Booliska ayaa hawl-gal ay maanta sameeyeen ku qab-qabtay gaadiid tiradoodu dhan tahay 25 oo aanay ku oolin Taariikada baabuurta Somaliland isla markaana aan Cashuurneyn.

Hawlgankan oo uu hoggaaminayey Maayarka magaalada Laascaanood Kayse Maxamuud X. Xuseen, waxa gacanta lagu dhigay Gaadiid u badan kuwa isaga kala goosha magaalada  Laascaanood gudaheeda iyo deegaamada ku xeeran.

blankMaayarka magaalada Laascaanod waxa uu wadayaasha iyo dadka iska leh gaadiid ku wargeliyey inay waajib tahay bixinta cashuuraha iyo qaadashada Taarikada gaadiidka ee Somaliland, isaga oo intaas ku daray inay sii wadayaan hawl-galkan ay ku qab-qabanayaan gaadiid sifada sharci-darrada ah ugu kala gooshaya magaalada Gudaheeda iyo deegaamada Somaliland.

blank“Baabuurta waxa soo qab-qabtay Ciidanka Booliska, waxaanay ahaayeen gaadiid aan cashuur lahayn oo aan diwaan gashanayn, cid dammaanad qaadi kartaana ma jirto. Waxa noo qorshaysan tagaasida iyo booyahada ceelasha biyaha soo dhaamiya iyo basaska magaalada ka dhex shaqeeya oo barri (maanta) ayaa hawshaa la galayaa”

blankQaar ka mida ah  hantilayaasha gaadiidka ka dhex shaqaystay magaalada gudaheeda ayaa iyaguna ka hadlay dareenkooda ku aaddan qaabka loo soo xidhay gaadiidkooda, waxaanay sheegeen inay oggolyihiin cashuur-bixinta balse ay u baahan yihiin in loo sameeyo cashuur dhaaf, “Waxaanu ka codsanaynaa Dawladda Dhexe in cashuuraha faraha badan ee aanu dadku qaadi karin cashuur dhaaf loo sameeyo,” sidaa waxa yidhi mid ka mid ah hantiilayaasha gaadiidka isaga kala goosha magaalada Laascaanood gudaheeda.

SOMALILANDPOST.NET

webmaster@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories