Monthly Archives: June, 2012

spot_imgspot_img

Laanta Socdaalka oo Qabatey Tahriibayaal Itoobiyaan ah oo Isugu jirey Rag iyo Dumar u dhashey Qowmiyadda Amxaarada

Gabiley (SLpost)-Laanta Socdaalka Somaliland ayaa, mar kale dib ugu celiyay labaataneeyo tahriibayaal Itoobiyaan ah, oo laga soo qabtey Duleedka Magaalada Hargeysa, kuwaas oo u...

Suldaan ka hadlay xadhigga Afartameeyo Qof oo Beeshiisa ah oo ku Xidhan Jig-jiga

Hargeysa, 16 June, 2012 (SLpost)- Suldaan Xuseen Xaaji Cabdi Cabdilaahi oo ka mid ah salaadiinta deegaanka Soomaalida Itoobiya isla markaana ka soo jeeda Somaliland ayaa si weyn u majeertay horumarka iyo mashaariicda wax qabad ee dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya. Waxaanu madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Md. Cabdi Muxumed Cumar ku sifeeyay masuul isku hawlay inuu wax ka qabto adeegyadda aasaasiga ah iyo kobcinta kaabeyaasha dhaqaalaha.

Wasiirka Caafimaadka Somaliland oo Shir Caalami ah kaga qayb-galay Dalka Maraykanka

Washington DC (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr. Xuseen Muxumed Maxamed (Xuseen Xoog), ayaa socdaal shaqo ugu kicitay dalka Maraykanka isaga oo isla shalayba...

Salaadiinta SUBEER AWAL oo Bayaan ay soo saareen kaga digay Khatarta Kooxo Fidno ka dhex-dhalinaya Shacabka Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Salaadiinta Beelaha Subeer Awal oo labadii maalmood ee ugu dambeeyey Shir uga socday magaalada Hargeysa, ayaa gunaanadka shirkooda ka soo saaray Bayaan ay ku saxeexanyihiin sagaal Suldaan oo uu hoggaaminayo

Dhismaha Waddo isku Xidhaysa Magaalooyinka Hargeysa iyo Sallaxley oo maanta la bilaabay

Hargeysa (SLpost)- Xaflad lagu shaacinayo bilowga Dhismaha Waddada Cad oo ah mid isku xidhi doonto Magaalooyinka Hargaysa iyo Salaxley ayaa maanta lagu qabtay goobta la...

Xukuumadda Somaliland oo shaacisay 5 Xubnood oo uga qayb-gali doona Wada-hadallada Soomaaliya

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa shan xubnood u magacowday shirka gogol xaadhka ah ee wada hadalka Somaliland iyo Somalia. Waxaanay sheegtay in wada hadalka labada dal yeelan doonaan uu ku salaysnaan doono sidii la iskugu ducayn lahaa.

Xisbiga KULMIYE oo soo bandhigay Aqoonyahan Da’yar oo uga Qayb-gali doona Doorashada Golaha Deegaanka Caasimadda

Hargeysa (SLpost)- Munaasibad si weyn loo soo agaasimay oo xisbiga talada dalka haya ee KULMIYE ku soo bandhigay mid ka mid ah murashaxiintiisa uga qayb-galaya Doorashada Goleyaasha Deegaanka ee Somaliland ayaa maanta lagu qabtay magaalada Hargeysa.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img