Monthly Archives: June, 2012

spot_imgspot_img

Albaabka La Furay Waa Isku Milan + Is Jecayl = Midow ~ W/Q: Ahmed Cali Kaahin

Waxaan aad uga naxay maraan maqlay in aan laga wada hadal halkay u dhimatay iyo  waxaynu dhawraynay ee ahaa in somalia ina aqoonsato inta...

TAHNIYAD: Meherka Dr. Maxamed Muuse Xasan iyo Waa’im Maxamed Cismaan

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr. Xuseen Muxumed Maxamuud, Guddoomiyaha ururka Dhakhaatiirta Somaliland (SMA) Dr. Axmed Ibraahim Bade (Obolos), Guddoomiye ku-xigeenka ururka Dhakhaatiirta Somaliland, Dr....

Berbera: Waddo Laami ah oo isku xidhaysa Dekedda iyo Suuqa Dhexe oo Dhismaheeda la bilaabay (VIDEO)

Berbera (SLpost)-Dhismaha waddo cusub oo laami ah ayaa maanta laga bilaabay gudaha magaalada berbera taasoo loogu talo galay in ay si gaar ah u...

War-Moog (Hees) – by Baadi-doon

Bishu Inay Bishii Tahay Bulshadanina Tii Tahay Boos Cadaagu Kii Yahay Baytal Mayga Ugu Riday Hore Madax Banaanida Bajaajkuna Kuwii Yiin Shirkan Yurub Ku Baaqdiyo Balankanina Kii Yahay Xornimada Bilaa Sharad Diiqo Ugu...

Nuxurka Qodobbo laga soo saaray Shirkii Wada-hadalka Somaliland iyo Somalia iyo laba Dhinac oo ka hadlay Aragtidooda

London (SLpost)-Shirkii wada-hadalka Somaliland ee Somalia ee ka socday Chevening House oo ku taala duleedka London, ayaa maanta si rasmi ah loo soo gabo-gabeeyey,...

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo Gurigiisa ku booqday Wasiirul-dawlaha Arrimaha Debedda oo Xanuun u jiifa

Hargeysa (SLpost)- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo uu weheliyo Wasiirka wasaaradda Beeraha Md. Faarax Cilmi (Geedoole), ayaa maanta gurigiisa ku...

Wasiirka Waxbarashada Somaliland oo faro-badnaanta tirada Jaamacadaha dalka ku tilmaantay inay dhalinyarada ka horjoogaan Dhibaatooyin kale

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa sheegtay inaan la sharaysan tirada badan ee Jaamacadaha Dalka balse laga wada shaqeeyo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img