Monthly Archives: April, 2012

spot_imgspot_img

Togdheer: Shil baabuur oo sababay Khasaare ballaadhan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac

Burco (SLpost)- Inta la ogyahay Todoba Qof ayaa ku dhintay ilaa Sagaal qof oo kalena way ku dhaawacmeen kadib markii uu xalay gaadhi ay...

Wakiilka Xogahaya Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Somalia oo Galabta Safar Shaqo ku yimi magaalada Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Wakiilka  Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Somalia Dr. Augustine Mahiga ayaa Galabta Booqasho ku yimid Caasimada dalka ee...

Xulka Kubadda Koleyga Somaliland uga Qayb-galaya Tartanka dalalka Bariga iyo Badhtamaha Afrika oo dalka ka amba-baxay

Berbera (SLpost)- Wasiirada Wasaaradaha Dhalinyarada iyi Ciyaaraha, iyo Duulista Hawada iyo Gudoomiyaha Gobolka Saaxil ayaa Maanta Madaarka Diyaaradaha ee Magaalada Berbera ku sii sagootiyay...

Ururka Dhalinyarada ee Midnimo oo Cambaareeyay falkii Guddoomiye ku-xigeenkii Kulmiye, Xadhigga Boqor Buurmadow iyo Masuuliyiinta Eedaha Musuq u xidhan

Hargeysa (SLpost)-Ururka dhalinyaradda ee Midnimo ayaa Cambaareeyay Falkii lagula kacay Gudoomiye ku Xigeenkii labaad ee Xisbiga Kulmiye C/raxmaan C/qaadir Faarax. Maamulka ururka oo shalay  Shir jaraa’id...

ASAL Organizers Association (AOA) oo shaaciyay Qabashada Carwadii 2aad ee Ganacsiga Somaliland

Hargeysa (SLpost)– Shirkadda Agaasinka ee ASAL Organizers Association (AOA) ayaa maanta shaacisay inay bisha July ee sannadkan 2012 qaban doonaan carwadii labaad ee Ganacsiga...

Guddida Diiwaangelinta oo kala reebay Ururrada Siyaasadda iyo Lix Urur oo soo baxay

Hargeysa (SLpost)- Gudidda diiwaan gelinta ururadda siyaasadda iyo  ansixinta axsaabta qaranka  ayaa maanta shaaca ka qaaday lixda urur siyaasadeed ee  ka soo gudbay kala...

Dadku Waa Isku Mide, Ma kadaynaa Kala Qaadka? – W/Q: Saddam Xusseen Carab

Horayso iyo Dambayso isku dar oo hakala reebin,inta ku abtirsata ama ku aroorta hurinta Ilma Nabi Aadam iskuwada dar oo waa mid qudha hayb...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img