HomeXulka Kubadda Koleyga Somaliland uga Qayb-galaya Tartanka dalalka Bariga iyo Badhtamaha Afrika...

Xulka Kubadda Koleyga Somaliland uga Qayb-galaya Tartanka dalalka Bariga iyo Badhtamaha Afrika oo dalka ka amba-baxay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Berbera (SLpost)- Wasiirada Wasaaradaha Dhalinyarada iyi Ciyaaraha, iyo Duulista Hawada iyo Gudoomiyaha Gobolka Saaxil ayaa Maanta Madaarka Diyaaradaha ee Magaalada Berbera ku sii sagootiyay kooxda kubada Kolayga ee Somaliland uga qayb galaysa Tartanka koobka bariga iyo badhtamaha afrika ee ka dhacaya  24 bishan aynu ku jirno ee April Magaalo Madaxda Wadanka Yugaandha ee Kambaala.

Wasiirka Dhalinyada, Ciyaaraha iyo Dhaqanka ee Somaliland Mudane Cali Siciid Raygal oo hadal kooban oo dardaaran ah u jeediyay dhalinyaradan ka hor intii aanay ka dhoofin Madaarka Magaalada Berbera ayaa ilaahay uga baryay inuu ka yeelo kooxdan kuwo magac iyo sharaf u soo hooya dalkooda maadaama ay nasiib u heleen inay ka qayb galaan iyagoo metelaya Jamhuuriyada Somaliland Tartan maqaam weyn ku fadhiya, Wasiirku waxa uu sheegay in Guushu aanay ahayn in la badiyo balse ay gundhig u tahay in lagu ladho asluub wanaag mudada uu tartanku socdo.

Sidoo kale Wasiirka Wasaarada Duulista iyo hawada ee Somaliland Mudane Maxamud Xaashi Cabdi ayaa eebe ugu rajeeyay in kooxdani ay dalkooda ku soo guryo noqdaan iyagoo sida koobka kubada Kolayga ee wadamada bariga iyo badhtamaha afrika ee ka furmaya dalka Yugaandha,oo noqonaya sida uu sheegay kii u horeeyay ee noociisa ah  ee lagu soo casuumo Somaliland .

Waxaa kale oo halkaasi hadal kooban oo duco ah ka soo jeediyay Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Maxamud Cali Saleebaan “Ramaax”.

Kooxdan kubada kolayga ah ee Maanta u ambo baxday Wadanka Yugaandha ayaa waxaa hogaaminaya Agaasimaha Guud ee Wasaarada Dhalinyarada,Ciyaaraha iyo Dhaqanka ee Somaliland Mustafe Maxamud Qodax.

Geesta kale Wasiirka Ciyaaraha iyo Gudoomiyaha  Gobolka Saaxil ayaa kormeer indho indhayn ah ku soo maray Garoonka Kubada Cagta ee cusub ee dawlada hoose ee Magaalada Berbera fulisay.

SLpost News/Berbera

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories