Dhacdadii Shirkii Golaha Dhexe ee Kulmiye (Fiiro iyo Falanqo) – W.Q: Rashiid Sheekh Cabdillaahi X. Axmed (Gadhweyne)
Mushkilad baa ka dhacday shirkii Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye, 15kii Abriil, sannadkan 2012ka. Mushiladdu, tiro aad u yar mooyiye, dadka badankiisa waxay ugu...
Maxkamadda Degmada Balli-gubadle oo Xukun Xadhig ah ku fulisey Nin Aflagaadeeyey Diinta Islaamka
Balli-gubadle (SLpost)- Maxkamada degmada Balli-gubadle ee xarunta Gobolka Hawd ayaa maanta ku riday xukun xadhig oo mudo sadex bilood ah Aadan Saxardiid Caydiid kadib...
Wasiirka Arrimaha Gudaha oo hortagay Guddiga Joogtada ah ee Golaha Guurtida Somaliland kana horjeediyey Warbixin Dhinacyo badan
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka wasaaradda Arrimaha gudaha JSL Mudane Maxamed Nuur Carraale (Duur) ayaa maanta hor tegay gudida joogtada ah ee Golaha Guurtida Somaliland, warbixina...
Maxaa ka dhab ah shaqooyinka lagu soo xayaysiiyo warbaahinta dalka
Waxaad inta badan aad ku arkaysaa marka aad akhrisanayso jaraa’idada dalka shaqo ka banaan meel heblaayo, hadaba waxaad is way diin mudan xagay ku...
Haddalada Danaystaha, Himilada Dadweynaha iyo Hiigsashada Hogaamiye Siilaanyo
Waxaa hubaal in mudada Qarankani Xornimada uu dib ugala soo noqday wixii la isku odhan jirey Somaliya oo ku beegnayd Sanadkii 1991 lagana jooga hadda...
Nuxurka kulan Dhex maray madaxweyne Siilaanyo iyo Ergayga Xoghayaha Qaramada Midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Somalia
Hargeysa, (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ergayga Xoghayaha Qaramada Midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Somalia Mr....
Madaxweyne SiIlaanyo Iyo Abdrahmaan Abdiqaadir Maxaa Khaldamay, Ma Mabda’a Mise Farsamo? – Qoraa Sare Adam Muse Jibril
Runtii ma aanan rabin in aan manta ka hadlo dhinaca Somaliland, waxaan rabey inaan taas Somaliyeed ee gubanaysa, waxuun ku biiriyo. Waxaanay iga ahayd...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

