HomeTogdheer: Shil baabuur oo sababay Khasaare ballaadhan oo isugu jira dhimasho iyo...

Togdheer: Shil baabuur oo sababay Khasaare ballaadhan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Burco (SLpost)- Inta la ogyahay Todoba Qof ayaa ku dhintay ilaa Sagaal qof oo kalena way ku dhaawacmeen kadib markii uu xalay gaadhi ay saarnaayeen uu kala qalibmay duleeedka Tuulada Huluuley oo 45Km dhinaca bari ka xigta Magaalada Burco.

Shilkan uu gaystay gaadhi noociisu yahay Dhayne kuna sii jeeday dhinaca degmada Caynabo ayaa  ilaa haatan aan la garanayn sababta dhalisay, waxaana dadkii ku dhaawacmay Shilkan lagu dawaynaya Cisbitaalka guud ee Magaalada Burco iyadoo intooda badan ay xaaladoodu tahay mid adag.

Taliyaha Laanta nabad galyada wadooyinka ee Gobolka Togdheer Jaamac Ismaaciil Cali oo warbaahinta uga waramayay shilkan ayaa ku tilmaamay mid argagax leh waxaanu sheegay inay boolisku ilaa hada baadhayaan sababta keentay Shilkaas aadka u cuslaa, waxa uu taliyuhu carabka ku dhuftay inay jiraan arrimo horseed ka ah shilalka gaadiidka ee soo noqnoqdo kana mid tahay ayuu yidhi khibrad la’aan haysata wadayaasha gaadiidka iyo xamuulka xad dhaafka ah ee la saarayo.

Shilkan ayaa noqonaya. sida uu sheegay taliyaha laanta nabadgalyada wadooyinka ee gobolka togdheer. kii labaatanaad ee ka dhaca gobolka Togdheer bishan aynu ku guda jirno.

SLpost news/Berbera

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories