HomeASAL Organizers Association (AOA) oo shaaciyay Qabashada Carwadii 2aad ee Ganacsiga Somaliland

ASAL Organizers Association (AOA) oo shaaciyay Qabashada Carwadii 2aad ee Ganacsiga Somaliland

Date:

Related stories

Somaliland President Faces Tough Questions on Taiwan, Israel, China and U.S. Security Ties

“Every citizen is a police in Somaliland" New York (SLpost)-...

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Hargeysa (SLpost)– Shirkadda Agaasinka ee ASAL Organizers Association (AOA) ayaa maanta shaacisay inay bisha July ee sannadkan 2012 qaban doonaan carwadii labaad ee Ganacsiga Somaliland.

Shir-jaraa’id oo ay hoggaanka sare ee Shirkadda AOA saaka ku qabteen magaalada Hargeysa waxay sidoo kale ugu mahadnaqeen ganacsatadii ka qaybgashay carwadii sannadkii hore, iyaga oo sidoo kalena baaq wargelin ah u diray guud ahaanba ganacsatada u heellan inay ka qayb-qaataan carwada sannadkan.

blank“Waxaannu u mahadnaqaynaa dhammaan ganacsatadii nagala soo qayb-gashay Carwadii sannadkii hore oo ahayd tii ugu weynayd ee lagu qabtay Somaliland muddadii ay jirtay. Sidoo kale waxaannu ogeysiinaynaa ganacsatada danaynaysa in aannu qabanayno bandhiggii labaad ee carwadan, kaas oo socon doona inta u dhexeysa July 7 illaa July 11, 2012.” ayuu yidhi Cali Maxamed Yuusuf oo ka mid ah maamulka shirkadda Agaasinka ee ASAL Organizers Association, AOA.

Yuusuf Axmed Ibraahin oo isaguna ka mid ah madaxda shirkadda ASAL Organizers Association ayaa ka warbixiyay waxyaabaha uu bandhigga sannadkani kaga duwan yahay kii ka horreeyay, isaga oo xusay inay horumarin dhinacyo badan leh ku soo kordhiyeen, isla markaasna ay adeegyo dheeraad ah sannadkan u fidin doonaan macaamiishooda.

Waxa kale oo madashan saaka ka hadlay Siciid Jama oo isaguna ka tirsan maamulka ASAL Organizers, waxaanu tilmaamay muhiimadda ay leedahay qabashada carwooyinka noocanka ahi. “Waxay horseeddaa isbarasho ganacsatada dhexdeeda ah iyo mid ganacsatada iyo macaammiisheeda ah,” ayuu yidhi Md. Siciid Jama.

Bishii December ee sannadkii hore ayay shirkadda Agaasinka ee ASAL Organizers Association, AOA, ku soo bandhigtay magaalada Hargeysa Carwo-ganacsiyeeddii ugu ballaadhnayd ee lagu qabto Somaliland, taas oo ay ka soo qayb-galeen in ka badan 100 shirkadood oo ka kala yimid gudaha iyo debedda Somaliland, iyada oo soo jiidatay indhaha ganacsatada iyo guud ahaanba dadweynihii ka soo qaybgalay.

Si kastaba ha ahaatee, diiwaangelinta ganacsatada ka qayb-galaysa ayaa wakhtigan xaadirka ah si xawli ah u socota, iyada oo macluumaadka la xidhiidhana laga heli karo barta Internet-ka ee Shirkadda ASAL Organizers Association, AOA – http://aoaevent.com/.

SOMALILANDPOST.NET

webmaster@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories