Monthly Archives: April, 2012

spot_imgspot_img

Daraasad laga sameeyey Hawl-galkii Dawladda Hoose ee Caasimadda iyo Guddida Bilicda Caasimadda oo ka qayb-galay

Hargeysa (SLpost)- Wasiirada Arrimaha Gudaha, Diinta iyo Awqaafta, Maayarka Caasimada Hargaysa iyo Xubno ka tirsan gudida horumarinta Bilicda Caasimada ayaa Maanta ka qayb galay...

Xukuumadda Somaliland oo Qaaddacday wada-hadal u qorshaynaa inuu Dhex maro Soomaaliya iyo sababaha keenay

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dibadda Somaliland Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar ayaa shaaciyey inay xukuumadda Somaliland laashay wada-hadalladii u qorshaysnaa inay la yeeshaan...

Dahabshiil provides vital service for African community

The story behind international money transfer Dahabshiil truly is one of rags to riches.

Somaliland oo Markii ugu horreysay laga hirgeliyey Adeeg Caafimaad oo dabooli kara Baahida Dadka ku Nool Geyiga Soomaalidu degto

Hargeysa (SLpost)-  Waxa markii ugu horreysay magaalada Hargeysa ee Somaliland laga hirgeliyey Adeeg Caafimaad oo loogu talo galay inuu daboolo baahida dad ku nool...

Wasaaradda Warfaafinta Somaliland oo Dalka Keentay Idaacad Dunida oo dhan laga dhegaysan karo

Hargeysa, 18 April, 2012 (SLpost)- Wasaaradda Warfaafinta Somaliland ayaa markii ugu horreysay ku guulaysatay inay dalka keento idaacad weyn oo laga dhegaysan karo waddanka...

Dhammaan Maamulka iyo Shaqaalaha Madaxtooyadu waxay tacsi u dirayaan…..

  Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha madaxtooyadu Jamhuuriyada Somaliland waxay tacsi u dirayaan Mowliid Maxamed Xaashi oo ay ka tacsiyadaynayaan Geerida ku timid Adeerkii MARXUUM MUXUMED...

Wasiirka Duulista Hawada Somaliland oo kulamo kala geddisan la yeeshay maamulka Shirkadda Ethiopian Airlines, Masuuliyiin ka tirsan Dawladda Ethiopia iyo Dibloomaasiyiin reer Galbeed ah

Addis Ababa, 17 April, 2012 (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Duulista iyo hawadda Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa kulamo kala gedisan kula yeeshay Dalka Itoobiya...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img