Monthly Archives: March, 2012

spot_imgspot_img

Doon ka badbaaday Dhul-gariirkii Japan oo sannad ka dib Badda Kanada laga helay

Hargeysa, 24 March, 2012 (SLpost)- Doon Kaluumaysi ay la tageen mawjadaha Baddu ka dib markii Dhul-gariir ku dhuftay dalka Japan sannadkii hore, ayaa sannad...

Shirkadda Isgaadhsiinta SOMTEL oo Laascaanood ku Daah-furtay Adeegga Casriga ah ee 3G

Laascaanood, 24 March, 2012 (SLpost)- Shirkadda Isgaadhsiinta SOMTEL ayaa adeegga casriga ah ee 3G ee maqalka iyo muuqaalka ah ku daah-furtay magaalada Laascanaood ee...

Tiradii ugu Horreysay ee Maxaabiis Budhcad-badeed ah oo Somaliland la keenayo iyo Xukuumadda oo ka hadashay

Hargeysa, 24 March, 2012 (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay qaybtii ugu horreysay ee Maxaabiis Budhcad-badeed ah oo tiradoodu dhantahay 19 maxbuus oo laga...

Waxaan Ku Soo Arkay Deegaanka JALEELO — Warbixin, Weriye Mustafe-Jannaale

Waan ka yaabay baaxada iyo nidaamka ay u shaqeynaysay, oo maan filanayn inay dalka ku taalo Wershad baaxada leeg,waxay ahayd Wershad caalamiya oo sida...

Warqad Furan Oo Ku Socota Madaxweyne Siilaanyo

Marka hore waa waajib in aan ku salaamaa Madaxweyne , bacda  salaam waxaan ku kalsoonay in aan tahay ruugcadaa siyaasiya oo ummadu  dooratay, waxaanse...

Can You Hear Me MR PRESIDENT, Madaxweynow may Maqlaysaa..Mr PRESIDENT, Are You Clean Of Corruption, Mudane Madaxweyne Nadiif Adigu Ma Ka Tahay Musuqmaasaqa? Hadii...

Su'aasha aan ku Bilaabaayo Qoraalkayga, Waxa ay tahay Ma waxa Haboon in La xidho, Wasiirada ay Madaxweynaha aadka isugu Dhow Yihiin ee Lagu tilmaamay...

Mulkiilaha, Maamulka iyo Shaqaalaha DAHABSHIIL oo tacsi tiiraanyo leh u diraya Marxuum Gen. Maxamed Saqadhi Dubbad

Guddoomiyaha Shirkadaha Dahabshiil, Xaaji Maxamed Siciid Ducaale, Maamulaha Guud ee shirkadaha Dahabshiil, Cabdirashid Maxamed Siciid, Maamulaha R& FE Cabdiraxmaan Cali Cabdi, COOga R&FE, Cabdirashid...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img