Ciidamada Ammaanka Hargeysa oo Xabsiga u Taxaabay Dhalinyaro Bannaan-bax Cabasho ah ku Dalbanayey in la sii daayo Maasul Xukuumadda u Xidhank
Hargeysa, 25 March 2012(SLpost)- Ciidamada ammaanka magaalada Hargeysa ayaa maanta Xabsiga u taxaabay ilaa toddoba qof oo ka tirsan dad samaynayey bannaan-bax cabasho ah...
Ehlu Sunna iyo Ciidamo Itoobiyaan ah oo isu Kaashanaya Duullaan ay gobollada Dhexe kaga Cidhib-tirayaan
Dhuusa-Mareeb, 25 March, 2012 (SLpost)– Ciidamada urur-diimeedka Ahlu Sunna oo taagero ka helaya ciidamo Itoobayaan ah ayaa isu bahaysanaya guluf duullaan ah oo ay...
CAYNABA: Taageerayaasha Urur-siyaasadeedka Wadani oo si weyn u muujiyey Awooddoda
Caynaba, 25 March, 2012 (SLpost)-Boqolaal ka tirsan taageerayaasha urur-syaasadeedka Waddani ayaa saaka isugu soo baxay bannaanka weyn ee koonaha magaalada Caynaba ka dib markii...
Marxuum Cabdilaahi Yuusuf oo lagu Aasay magaaladii uu ku dhashay ee Galkacayo iyo Sheekh Shariif oo Kafaalo-qaadasho u ballan-qaaday
Galkacayo, 25 March, 2012 (SLpost)- Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdillaahi Yuusuf Axmed oo Jimcihii ku geeriyooday dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta ayaa maanta Aas qaran...
“Xil-ka-qaadista Xabsi Geynta Degdega ahi Waa Xaalad Abuur” – W/Q: Caamir Gaaxnuug Warmahaye
Caamir Gaaxnuug Warmahaye - Hargeysa Dawladdan uu hormoodka ka yahay halyayga qaran kumay iman si fudud marka aad raad raacdo tan iyo halgankii dheeraa ee...
Maxamed Xaashi Cilmi: Muddakar La Bilkeedey! – W/Q: Maxamed Baashe X. Xasan
“Dhirtaba geed malko ah baa jiriyo lama garaacaane Dadkuna bir-ma-geydo buu leeyihiyo lama guhaadshaan”!–Dallaayad W/Q. Maxamed Baashe X. Xasan Injineer Maxamed Xaashi Cilmi, wasiirkii maaliyadda ee dhowaan...
Ceerigaabo: Urur-Siyaasadeedka WADANI oo awooddiisa ku muujiyay Dhoola-tus qarqiyay magaalada + [SAWIRRO]
Ceerigaabo, 24 March, 2012 (SLpost)- Kumannaan qof oo ka mid ah Taageereyaasha urur-siyaasadeedka WADANI, ayaa maanta dhoola-tuskii u weynaa ka sameeyay Fagaaraha banaanka labada...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

