Maayeeraha Wakaaladda Koronta oo shaaciyey Korodhsiimo lagu sameeyey wakhtigii uu Bixi jiray laydhka dawladdu
Hargeysa, 24 March, 2012(SLpost)-Maareeyaha Wakaaladda Korontadda ee Somaliland Md Weli Axmed Xaawa,ayaa shaaca ka qaaday inay kordhiyeen wakhtigii ay Wakaaladdu dadweynaha u fidinaysay adeegga Korontada,...
Mudaneyaasha Aqalka Wakiillada oo doorasho Xamaasad ku dheehan tahay ku buuxiyey Boosas ka bannaanaaday Shirguddoonka Golahooda
Hargeysa, 24 March, 2012 (SLpost)- Mudaneyaasha Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa fadhigoodii maanta si doorasho xamaasad leh ku buuxiyey jagada Guddoomiye Ku xigeenka koowaad ee...
Taliyihii Booliska Somaliland oo shalay lagu Aasay Magaalada Dubai ee Imaaraadka Carabta
Dubai, 24 March, 2012 (SLpost)- Allaah ha u naxariistee Taliyihii hore ee Ciidanka Booliska Somaliland Marxuum Maxamed Saqadhi Dubbad, ayaa shalay lagu aasay Qubuuro...
HAMBALYO MEHER: Ismaaciil Cumar Maxamed & Nimco Muumin Yoonis
Maamulaha guud ee shirkadda ALNUUR Cabdiraxmaan Maxamed Nuur iyo guud ahaanba hawlwadeennada qaybaha kala geddisan ee shirkadda ALNUUR Furniture waxay hambalyo iyo bogaadin u...
Ururka UK.SLC oo Cambaareeyey Xasuuqii Ciidamada Kililka 5aad (Liyuu ONLF) ka geysteen Gaashaamo
London, 23 March, 2012 (SLpost)- Ururka Somaliland Community in UK (UK.SLC) ayaa cambaareeyey xasuuqii Ciidamada Liyuu ONLF ee Ismaamulka Soomaalida Itoobiya u geysteen dadka...
OGEYSIIS: Ka soo Qayb-gal Kulanka Wefti Xukuumadda iyo Jaaliyadda Somaliland ee UK
Dhamaan Shacabweynaha Reer Somaliland ee Ku Dhaqan Dalka Ingiriiska gaar ahaan London iyo Aga-gaarkeeda waxa lagu war galinayaa in ay kasoo qayb galaan kulan balaadhan oo ay marti inoogu yihiin waftigii dhawaan Somaliland ka
Shirkadda Isgaadhsiinta SOMTEL oo Ceerigaabo ku Daah-furtay Adeegga 3G ee maqal muuqaalka ah
Ceerigaabo, 23 March, 2012 (SLpost)- Shirkadda Isgaadhsiinta ee SOMTEL ayaa magaalada Ceerigaabo ee Xarunta gobolka Sanaag ku daah-furtay adeegga casriga ah ee 3G loo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

