HomeWaxaan Ku Soo Arkay Deegaanka JALEELO -- Warbixin, Weriye Mustafe-Jannaale

Waxaan Ku Soo Arkay Deegaanka JALEELO — Warbixin, Weriye Mustafe-Jannaale

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

blankWaan ka yaabay baaxada iyo nidaamka ay u shaqeynaysay, oo maan filanayn inay dalka ku taalo Wershad baaxada leeg,waxay ahayd Wershad caalamiya oo sida adduunka u shaqeynaysay marka la eego shaqaalaha ka hawlgalyey iyo wax soo saarka-ba.kadib markii aan booqasho ku tagay 9/3/2012 Wershada Coca-cola-ha Somaliland Beverage Industry (SBI), taas oo guud ahaan-ba aan soo indha-indheeyey qeybaha kala duduwan ee ay ka kooban tahay shirkadu,haday tahay qeybaha hurdada, qeybta wax soo saarka, wakhtigaas aan booqday wershada Coca-cola waxay waday wax soo saarkeeda.

Wershada Coca-cola-ha ee Somaliland Bavarage Insdustry (SBI) waa Wershad waddaniya soo saarta noocyada kala duwan ee sharaabta sida Coca-colaha,Sprite-ka,Fanta Orage,Fanta Strawberry,iyada oo shsraabkani lacag badani ku baxdo maadama ay Somaliland uga yimaadaan waddamada dibada.

Waxaanu ganacsadaha Waddaniga ahi ee iska leh Wershada Coca-cola ee (SBI) waxa uu ugu tallogalay inay daboosho baahida sharaab ee dalka Somaliland iyo inta ay ka gaadho waddmada jaarka. Si ay u baaqsato ama looga maarmo lacagta badan ee dalka dibada uga baxda.iyada oo uu hamigiisu yahay ganacsadahaa aynu kor ku soo sheegnay inuu kor u qaado ama uu ka qeybqaato dib u dhiska iyo horumarinta dalkiisa hooyo iyo si ay ugu soo dhiiradaan maalgashiga dalka muwaadiniinta ganacsatada ah iyo kuwa shisheeyaha ahba, si uu tusaale ugu noqdo ama uu ugu dhiirigeliyo cidkasta oo doonaysa inay maalgashato dalka.

Wershadan oo laga yagleelay deegaanka Jaleelo ee Waqooyi bari ee Magaalada Hargeysa una jirta masaafo ahaan 35KM, waa Wershad casri ah oo aan nooceedu hore u imanin dalka, lana mid ah kuwa ay isticmaalaan waddamada hore uga marey Wershadaha, waxaana ku baxay sida uu sheegay Maareeyaha Shirkadda sharaabka ee SBI Mustafe Cusmaan Geelle inay ku baxday lacag qadarkeedu gaadhayo 17-Million oo Dollar.

Wershadan oo sharaabka ay soo saarta ay tayadiisu aad u sareyso, lana mid tahay kuwa ay soo saaraan waddamada horumaray, Waxaanay kor u soo qaaday sumcada Somaliland ganacsi ahaan iyo dal ahaanba,waxaanay soo jeedisay indhaha waddamo baddan oo ganacsigoodu aad u sareeyo lagana yaabo haddii ay ganacsatada Somaliland qaadaan talaabooyinka kuwo la mida waxay wax k bedeli doonta waddanka dhaqaale ahaan iyo shaqo ahaan-ba,taas oo ay ku xasili doonaan dhalinyaro baddan oo hamigoodu ku jiro inay tagaan waddamada dibada.

Sidaa daradeed waxa looga baahan yahay dadweynaha reer Somaliland inay fiiro gaara u yeeshaan muwaadiniinta u huray dalka inay hantidooda ku maalgeliyaan si looga baxo baahida dhaqaale ee ka taagan dalka, oo aanay uga exanin kuwo shisheeye oo aan gargaar iyo gacan toona siin Karin marka ay yimaadaan xaalado dabiiciyi, waxaana ku waajiba inuu qoftaska oo reer Somaliland ahi inuu isticmaalo sharaabka Waddaniga si uu kalsooni ugu helo ganacsadaha muwaadinka ahi inuu talaabadaa iyo mid ka sii fiicanba uu hore u qaado

Mustafe-Jannaale

Hargeysa/Somaliland

Email: janaale94@gmail.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories