Urur-siyaasadeedka WADANI oo soo dhaweeye Wiil dhalinyaro ah oo Beesha Gabooye u soo xushay Musharrax
Hargeysa, 07 February, 2012 (SLpost) Urur-siyaasadeedka WADANI, ayaa xalay Xaflad soo dhawayn ah u qabtay mid ka mida Beelaha reer Somaliland ee deggan gobolka...
Kulan lagu xoojinayo joojinta Gudniinka Fircooniga ah oo Hargeysa lagu qabtay iyo Wasiirka Cadaaladda oo ku hanjabay inay Maxkamad la tiigsanayaan ciddii ka dhego...
Hargeysa, 06 February, 2012 (SLpost)- Kulan lagu xoojinayo ololaha joojinta Gudniinka Fircooniga ah oo ay ka soo qayb-galeen xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Somaliland...
Wefti Ballaadhan Oo Uu Hogaaminayo Ku-simaha Guddoomiyaha Xisbiga UDUB Oo Boqolaal Ka Mid Ah Taageerayaasha Xisbigu Si Weyn Ugu Soo Dhaweeyeen Magaalada Berbera
Berbera, 06 February, 2012 (SLpost)- Kusimaha guddoomiyaha Xisbiga UDUB ahna guddoomiye kuxigeenka Xisbiga Mucaaridka ah ee UDUB Md.Axmed Yuusuf Yaasin iyo Wefti balaadhan oo...
“Qolyaha Doonaya In UDUB Habaasku Liqo. UDUB intaa Way Ka Weyn Tahay Oo Iminkaba Wadahadallo Way socdaan. Wax La Yidhaa Laba Garab Ma Jiraan,”...
Hargeysa, 06 February, 2012 (SLpost)-Ku-simaha Guddoomiyaha UDUB ahna guddoomiye kuxigeenka Xisbiga Md. Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa sheegay inay wada hadalo socdaan ku waajahan khilaafkii...
Madaxweyne Siilaanyo oo Maanta safar ku tagay Ethiopia kana hadlay Ujeeddada kulan uu la yeelanayo Raysalwasaare Meles Zenawi
Hargeysa, 06 February, 2012 (SLpost)- Madaxweynaha somaliland ayaa maanta safar hal maalin qaadin doona ku tagay wadanka aynu jaarka nahay ee Ethiopia, waxaana madaxweynaha...
Ogeysiis:Dhammaan Qurba jooga ka soo jeeda Tog-wajaale,Geed-ballaadh & nawaaxigeeda
Bismillaahi Raxamani Raxiim, Walaalyaal meel aad joogtaanbba waxaan idinku salaamayaa salaanta islaamka, Asalamu calaykum waraxmAtu laahi wabarakaatu. Rabbigeen tabaaraka watacalaa,wuxuu in badan Quraanka Kariimka ah ku...
Yaa harageedii nagaga celiya? – Qaybtii 1aad
(Taariikhaha 5 Feb iyo 23 Feb iyo shaqsiyaadka xilka ummadda xilligan hayaba ,waxay ahaan doonaa qaar ay shacabka reer Somaliland xasuusandoonaan,wanaag iyo xumaan hadba...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

