Monthly Archives: February, 2012

spot_imgspot_img

Beesha Ayuub oo bayaan culus ku faaqiday xaaladda dalka, Tallooyin-na u soo jeediyay Xukuumadda

Hargeysa, 05 February, 2012 (SLpost)- Beesha Ayuub ayaa bayaan culus ka soo saaray shir beeshaasi muddo laba maalmood ah uga socday degmada Sayla-bari ee...

Gole-weynaha Baarlamanka Somaliland oo ogolaaday in laga qayb-galo shirka London, wax-ka-beddelna ku sameeyey Xeer hore u jiray

Hargeysa, 05 Feb, 2012 (Ogaal)- Golayaasha labada aqal ee Baarlamanka (Guurtida iyo Wakiillada) Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa maanta si aqlabiyad ah ku ogolaaday in xukuumaddu...

Dawladda Ingiriiska oo Shaacisay Fursadaha Somaliland uga bannaan Shirka London iyo Sababta ku soo beegtay in wakhtigan Shir loo qabto Soomaalida

Nairobi, 05 February, 2012 (SLpost)- Wasiirka dawladda Ingiriiska u qaabbilsan arrimaha Afrika, Henry Bellingham, ayaa faahfaahin ka bixiyey muhiimadda uu Somaliland u leeyahay shirka...

Ruushka iyo Shiinaha oo Awoodda VETO ku hor joogsaday qaraar ka dhan ah Suuriya

New York, 05 February 2012 (SLpost)- Dalalka Ruushka iyo Shiinaha ayaa gaashaanka ku dhuftay qaraar Golaha Amaanka la soo dhigay oo ay dabada ka...

Borama: Khasaaraha ka dhashay Dab qabsaday Laba Kaalmood oo shidaal iyo maamulka degmada oo ka hadlay

Borama, 04 February, 2012 (SLpost)- Laba kaalmood oo kuwa Shiidaalka lagu iibiyo ah kuna yaala agagaarka dugsiga hoose dhexe ee Sheekh Cabdiraxmaan ee Magaalada...

Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Sanaag iyo wefti uu hoggaaminayo oo Socdaal xaqiiqo raadin ah ku maraya Deegaannada gobolkaas

Ceerigaabo, 04 February, 2012 (SLpost)- Gusdoomiyaha Gobolka Sanaag  Aaden Diiriye Cigaal iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa goor dhawayd gaadhay deegaanka dogoble ee gobolka Sanaag...

Madaxweyne Siilaanyo oo ka qayb-galka Shirka London talo-wadaag kala yeeshay Xildhibaannada labada Gole, madax-dhaqameedka, Ururrada Arrimaha Bulshada iyo Ururrada siyaasadda (SAWIRRO)

Hargeysa, 04 Feb 2012, (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa kulamo gooni-gooni ah Qasriga madaxtooyada kula yeeshay Goleyaasha Baarlamanka, Qaar ka mid...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img