Wasiirka Gaashaan-dhigga oo ka hadlay weerarro Laba-geesood ah oo lagu soo qaaday Ciidamada Qaranka iyo tirada Maxaabiis iyo Gaadiid laga qabtay Malleeshiyada
Hargeysa, 08 February, 2012 (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami ayaa ka hadlay dagaal gaadmo ah oo fadhiisimada ciidamada Qaranka ee...
Baaq ku Socda Qurbajoogga JSL ee UK iyo Europe Guud ahaan – Guddoomiyaha Wakaaladda Qurbejoogga
Qurbajoogga JSL ee dunida ku baahsani waxay taaariikhda dalkooda JSL ku galeen taageerada hiil iyo hooba ay la garab taaganyihiin hiigsiga horumar buuxa, aaya...
Maleeshiyada deegaamada Buuhoodle oo Saaka soo weeraray ciidamada Qaranka, Tirada Tiknikada iyo Maxaabiista laga qabtay, Ciidanka oo Buuhoodle la wareegay iyo Dagaalka oo weli...
Buuhoodle, 08 January, 2012 (SLpost)- Kooxaha Maleeshiyada isku urursatay deegaanka Buuhoodle ayaa saaka abbaaro 5:00 subaxnimo weerar ku soo qaaday Ciidamada Qaranka ee ku...
Xubnaha mucaaridka ah ee UDUB oo naqdiyey Safar Axmed Yuusuf Yaasiin iyo Wefti la socdaa ku marayaan gobollada Bari
Hargeysa, 07 Feb, 2012 (SLpost)- Xubno ka mid ah Guddida Fulinta ee Xisbiga mucaaridka ah ee UDUB oo khilaaf hadheeyey tan iyo bilawgii sannadkan,...
Cadowga Somaliland Laab La Kace, Lugo se kuma Taagna!
Bahal Iga da’a weynoo Dad cun ahi ma joogee Ma Dididee Hargoolow Ha igu tumin Durbaanada Iyo Daasaaha Madhan Isku baydh Dad qalatooy “Abwaan Hadraawi” Marba haddii ay maqlaan Shir...
Madaxweyne Siilaanyo iyo Weftigiisii oo maanta la Kulmay Raysal- wasaaraha Itoobiya iyo Nuxurka Qodobbo laysla Qaatay + SAWIRRO
Addis Ababa, 07 February, 2012 (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo weftiga uu hogaaminayo ee ku sugan Dalka Ethiopia ayaa maanta kulan la yeeshay...
Machadka Faafinta Diinta Islaamka oo Xarunta Agoomaha Hargeysa gaadhsiiyey 200 oo kursi
Hargeysa, 07 February, 2012 (SLpost)- Machadka Faafinta Diinta Islaamka, ayaa deeq qalab ah oo dhan laba boqol (200) oo Kursi, shalay gaadhsiiyey xarunta Agoomaha...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

