Monthly Archives: January, 2012

spot_imgspot_img

Haween Baaq-Nabadeed u diray bulshada ku dhaqan deegaannada Bari ee Somaliland

Hargeysa, 25 January, 2012 (SLpost)– Xubno haween ah oo ka soo jeeda beelaha wada dega gobollada Bari ee Somaliland ayaa markii ugu horreysay baaq...

Mushkiladda Xuduudaha Afrika waa Caqabad Gumeystuhu ugu talagalay Shucuubta Qaaradda – By Xildhibaan Maxamed Cali (Khamriile)

Shirkii dawladaha reer yurub ee qaybsigii qaaradda Afrika sanadkii 1884kii magaaladda Berlin ee dalkaasi Germany, ujeedooyinka shirkaasi laga lahaa waxay ahayd   saddex arrimood: Dhinnaca Strategy-yada...

U.S. raid on Somalia frees American, Danish captives

A U.S. military helicopter raid freed an American and a Dane Wednesday who were being held hostage by pirates in Somalia. The overnight operation by...

The joys of investing in Somaliland

"How are you going to make money in a country that doesn't even exist?" That was probably the question that many people had at...

Nin kaligii ka badbaaday Xasuuqii Xeebta Jasiira oo ka xog-warramay xannuunkii Dhacdadaas

Hargeysa, 24 January, 2012 (SLpost)-Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Md Maxamed Nuur Carraale (Duur), ayaa caawa xaflad ballaadhan u sameeyey wiilkii 48-aad ee uu nasiibkiisu...

Kormeerayaashii Carabta ee ku sugnaa Suuriya oo dalkaas ka baxaya iyo weji Gabax ay jaamacadda Carabtu dalkaas kala kulantay

Dimishiq, 24 January, 2012 (SLpost)- Dawladaha ku jira golaha iskaashiga khaliijka ayaa maanta  sida ay u dhan yihiin  kale baxay kormeeroyashoodii ka hawl gali ...

Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland oo kulan la yeeshay Shirkad shisheeye oo Macdan baadhis ka wadda dalka

Hargeysa, 24 January 2012 (SLpost)- Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabbilay Wefti ka socday Shirkad ku hawllan...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img