Qaraxyo Ismiidaamin ah oo galaaftay nolosha daraasiin dadka ah magaalada Baqdaad
Baqdaad, 24 January, 2012 (SLpost)- Saddex iyo toban qof ayaa maanta ku dhintay caasimada dalka Ciraaq ee Baqdaad, halka inka badan todobaatan qofna ku...
Maamulaha Guud ee Dahabshiil oo Khudbad-aqooneed ka Jeediyey Jaamacadda Culuumta Dhaqaalaha Ee London (LSE)
London, 24 January, 2012 (SLpost) – Maamulaha Guud ee Shirkadda Dahabshiil Md. Cabdirashiid Maxamed Siciid Ducaale, ayaa dhowaan khudbad-aqooneed taabanaysa fursadaha iyo maaraynta adeegyada dhaqaale...
Madaxweyne Siilaanyo oo la kulmay Safiirka Maraykanka u Qaabilsan Soomaaliya iyo nuxurka waxyaabaha ay ka wada hadleen
Hargeysa, 24 January, 2012 (SLpost)- Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu Maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Safiirka Maraykanka u Qaabilsan Somaliland...
Shirkadda Isgaadhsiinta TELESOM Oo soo bandhigtay Adeeg Cusub Oo Lagu Magacaabo “ILA-MAQAL”
Hargeysa, 24 January, 2012 (SLpost)- Shirkadda isgaadhsiinta TELESOM ayaa maanta soo bandhigtay adeeg cusub oo la magac baxay ILA-MAQAL kaas dadka u fududaynaya inay...
Shirka London Waa Mu’aamaraad Rasmi Ah Oo Loo Maleegayo Somaliland – Qallinkii Qoraaga Mohamed Diridhaba
Bismilaahi Raxmaani Raxiim Ilaahay ayaa mahad oo dhan u sugnaatay Naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaato Nebigeena Muxamed CSW, Akhristayaal waxaan qallinka u qaatay inaan...
Wefti Xukuumadda ka tirsan oo si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Dhahar (COD + SAWIRRO)
Dhahar, 23 January, 2012 (SLpost)- Wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo wasiirka Hormarinta Deegaanka iyo Arrimaha reer miyiga ee Somaliland ayaa maanta waxaa si heersare...
Sirta Madaxtooyada Maxaa Keena Suuqyada?
Shacabka Somalida guud ahaan gaar ahaana dadka ku dhaqan Somaliland ayaa lagu xantaa inay ka mid yihiin dadyawga caalamka ugu hadalka iyo falanqaynta badan,...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

