Monthly Archives: January, 2012

spot_imgspot_img

Arsene Wenger oo xaqiijiyay in dhaawac cusub soo gaadhay Jack Wilshere

SLpost SPORTS - Jack Wilshere ayaa dhaawac cusub soo gaadhay intii uu ka soo kabanayay dhaawaciisii hore,  laakiin tababare Arsene Wenger ayaa diiday inuu...

TACSI: Marxuum Dr. Idiris Ibraahim

Daahir Rayaale Kahin iyo xaaskiisa, Mohamed Ibrahim Yassin (Ollaad) iyon xaaskiisa,  Ahmed Yasin Gabaxadi iyo xaaskiisa,  Ahmed Yusuf Yasin iyo xaaskiisa, Abdikarim Ali Jama...

‘YAA KA SHAKISAN QANANNIMADA IYO JIRITAANKA SOMALILAND’ – Axmed Xasan Carwo, La-taliyaha Madaxweynaha ee Dhaqaalaha

Waxa Soomaliland jirtay 22 sano oo nabad ah iyo 10 sano oo halgan ah iyo 76 Sano oo isticmaar ah. Waxa midnimo niyad sano...

Bahda Dahabshiil Group of Companies oo Tacsi u diraya Marxuum Cabdillaahi Shariif

Guddoomiyaha Shirkadaha Dahabshiil, Xaaji Maxamed Siciid Ducaale, Maamulaha Guud ee shirkadaha Dahabshiil, Cabdirashiid Maxamed Siciid, Maamulaha R& ME Cabdiraxmaan Cali Cabdi, Deputy CEO for...

Wasiirkii Hore ee Xannaanada Xoolaha Dr. Idiris Ibrahim oo Hargeysa ku Geeriyooday

Hargeysa, 27 January, 2012 (SLpost)- Wasiirkii hore ee wasaaradda xanaanada xoolaha Dr. Idiris Ibraahim Cabdi ayaa maanta lagu aasay magaalada Hargeysa ka dib markii...

Madaxweyne Siilaanyo oo Tacsi u diraya Mid ka mid ah Madax-dhaqameedka Buuhoodle oo Geeriyooday

Madaxweynaha JSL, Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi u dirayaa Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii, iyo Dhamaan Shacbiga Reer Somaliland, oo uu ka tacsiyadaynaayo...

Wararkii ugu dambeeyey ee Dagaal Maanta ka dhacay deegaamada Buuhoodle, iyo Xukuumadda oo ka hadashay Khasaaraha Dagaalka iyo sida uu ku bilaabmay

Hargeysa, 25 January, 2012 (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadlay dagaal maanta ka dhacay deegaan ka tirsan Gobolka Buuhoodle kaas oo malleeshiyada nabad-diidka Buuhoodle...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img