HomeKormeerayaashii Carabta ee ku sugnaa Suuriya oo dalkaas ka baxaya iyo weji...

Kormeerayaashii Carabta ee ku sugnaa Suuriya oo dalkaas ka baxaya iyo weji Gabax ay jaamacadda Carabtu dalkaas kala kulantay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Dimishiq, 24 January, 2012 (SLpost)- Dawladaha ku jira golaha iskaashiga khaliijka ayaa maanta  sida ay u dhan yihiin  kale baxay kormeeroyashoodii ka hawl gali  lahaa  dalka Suuriya  si ay  xaalada runta ee jirta dalkaasi  uga soo warami lahaayeen , taas oo ay joogsatay hawshii jaamacadda carabtu u igmatay.

Dawlada Sacuudiga oo ka mid ah lixda wadan ee ku jira  golahaasi  ayaa maalintii Axadii ku dhawaaqday  in aan kormeeroyaal u dhashay Sacuudigu tageyn dalka Suuriya , taas oo ay maanta ku raaceen  shanta kale ee golahaasi ku jira  .

blankWaxana xukuumada Sacuudigu  sheegtay hadii  ayna xukuumada Suuriya Aqbalayn qorshaha cusub ee jaamacada carabta soo saartay  , ayna wax faa’ido ahi ku jirin  in kormeeroyaal loo diro Dimishiq , iyagoo intaasi raaciyey in arimaha ka jira Suuriya  loo diro  golaha amaanka ee qaramada midoobay si ay go’aan uga soo saaraan.

blankArintani waxa ay ka dembaysay markii wasiirada jaamacada carabtu  soo saareen qorshe  cusub oo  ku baaqaya  in Madaxweyne Bashaar Al-Asad  xilka ku wereejiyo ku xigeenkiisa , kooxaha mucaaridkana  todoba cisho  gudahooda kula  heshiiyo iyo in la dhiso dawlad wadaaga  ah, qorshahaas oo suuriya ku gacan sadhay.

SOMALILANDPOST NEWS

webmaster@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories