Yearly Archives: 2011

spot_imgspot_img

Gudoomiyaha gobolka Sool oo Cuqaasha ka Codsaday inay kala shaqeeyaan Nabad-gelyada

Laascaanood (SLpost)- Maamulka gobolka Sool ayaa shalay kulan kala yeeshay Cuqaasha, Salaaddiinta iyo Madax-dhaqameedka gobolkaasi sidii ay maamulka gacan uga siin lahaayeen adkaynta nabad-geliyada. Kulankaas...

Dokumentiyo sir ah oo muujinaya Qorshe uu Osama bin Laden ku beegay 10-guurada dhacdadii 9/11

Washington (SLpost)- Waraaqo sir ah oo laga helay gurigii uu ku jiray Osama bin Laden ka dib geeridiisii ayaa muujinaya in hoggaamiyahaas ay u...

Mataanayaashii Daarihii Mataanaha: 3,000 oo ka mid ah dadkii dhintay 9/11, waxa mataankoodii ku waayay 46 qof

London (SLpost)- Waxa dhawaan la soo saari doonaa filim ka hadlaya sheekada iyo dhacdooyinka layaabka leh ee saamayntoodu taabatay qayb ka mid ah dad...

Ronaldo: “Sannadka oo dhan ayaan dadka Aamusiyaa, qeyladoodana dheg uma Dhigo”

SLpost Sports - Weeraryahanka xulka Portugal Cristiano Ronaldo ayaa sheegay inuusan waxba u arkin taageerayaashii ku ooriyay kulankii ay 4-0 kaga badiyeenCyprusee isreebreebka Euro...

Dawladda Uganda oo 10,000 oo Askari ku xoojinaysa Ciidammada AMISOM ee ku sugan Muqdisho

Kampala (SLpost)- Dawladda Uganda ayaa shaaca ka qaadday inay ka jawaabayso codsi ay Ciidamada AMISOM ee ku sugan Soomaaliya ku dalbadeen 10,000, oo Askari...

Xildhibaan ka tirsan Midowga Yurub oo taageera qaddiyadda Aqoonsiga Somaliland oo la kulmay Madaxweynaha iyo Masuuliyiin Qaran

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wefti uu hoggaaminayo xildhibaan ka tirsan Baarlamanka Midowga Yurub. Xildhibaan...

Xukuumadda oo ka deyrisay tirada dhalinyarada dalka ka tahriibaysa

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa markii ugu horreysay walaac weyn ka muujisay Dhalinyarada u tahriibaya Qaaradda Yurub, iyaga oo sii marayaa dalka  Libya, waxaanay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img