Yearly Archives: 2011

spot_imgspot_img

Sh. Aadan siiro oo mar kale Xukuumadda ugu baaqay in Xoolaha Sakada ah ee la ururiyay Baahanayaashu dalku xaq u leeyihiin (COD)

Hargeysa (SLpost) - Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Aadan-Siiro) oo ka tirsan culimada Waaweyn ee Somaliland ayaa mar kale ku celiyay in sakada la...

Wasiirro ku fashilmay xallinta beelaha Sanaag oo Xukuumaddu u dirtay iyo cabsida Isku dhac laba beelood

Hargeysa, 05 September, 2011(Ogaal)- Dadweynaha ku dhaqan magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag, ayaa lagu soo warramayaa inay aad uga wel-welsan yihiin xaaladda nabadgelyo...

Mawqifkayga”: Dardaarankii Prof. Ibrahim Meygag Samatar, Q. 1aad

Qaybtii 1-aad – Aynu waayaha dib u yar millicsanno. Weli maynaan lumin kartidii aynu u lahayn niyad-samidda iyo wada tashiga dumuqraadiga ah, kaas oo aynu...

Madaxweynayaal Saaxiibbo ahaa oo Maxkamaddayntoodu isku mar dhacayso

Qaahira (SLpost):-Madaxweynayaashii hore ee dalalka Masar iyo Faransiiska Maxamed Xusni Mubaarik iyo Jacques Chirac ayaa maanta oo isniin ah, ay isku mar bilaabmi doonaan...

Taliyaha Booliska oo shaqadii ka eryay, kuwo cusub-na u magaacabay Saldhigyada Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Taliyaha Booliska Maxamed Saqadhi Dubad, ayaa shaqada ka fadhiisiyay taliyeyaasha iyo ku-xigeenadooda inta badan saldhigyada magaalada Hargeysa. Siday tibaaxeen ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay...

Somaliland oo dadka soo-galootiga ah ku amartay inay 30 maalmood dalkooda kaga baxaan

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa walaac weyn ka muujisay dadka soo galootiga ah ee ku soo qulqulaya magaalooyinka waaweyn ee Somaliland, isla markaana waxay...

Koonfurta Suudaan oo Caasimadda Juba ka guuraysa

Juba (SLpost)- Dawlada caalamka ugu da’da yar ee koonfurta Suudaan ayaa si rasmi ah u shaacisay in caasimaddii hore ee Juba oo ahayd magaalo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img