HomeDawladda Uganda oo 10,000 oo Askari ku xoojinaysa Ciidammada AMISOM ee ku...

Dawladda Uganda oo 10,000 oo Askari ku xoojinaysa Ciidammada AMISOM ee ku sugan Muqdisho

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Kampala (SLpost)- Dawladda Uganda ayaa shaaca ka qaadday inay ka jawaabayso codsi ay Ciidamada AMISOM ee ku sugan Soomaaliya ku dalbadeen 10,000, oo Askari oo xoojin ah, si ay howlgalladooda ugu baahiyaan meelaha ka baxsan Muqdsiho.

Ciidammada AMISOM ayaa sheegay in Ciidammada ku sugan Muqdisho ee ka socda Burundi iyo Uganda aanay ku filayn sugidda ammaanka Muqdisho oo keliya, balse haddii ay helaan ciidammo kale oo dhaaraada ay howlgalkooda gobollada kale ee dalka ku baahin karaan.

Taliyaha Ciidammada AMISOM Jen. Edward Katumba Wamala oo warbaahinta kula hadlay Kampala shalay ayaa sheegay in Uganda ay diyaar u tahay inay u dirto Soomaaliya 10,000 Askari oo dhaaraad ah, balse ay taasi ka horreyso in laga codsado.

Dalka Uganda ayaa waxaa kaga sugan Soomaaliya tirada ugu badan ee ciidamada AMISOM ee ku sugan Muqdisho, kuwaasoo qaarkood ka socda dalka Burundi iyadoo aanay weli Ciidammadii ballan-qaadka ciidan sameeyay aanay weli ciidan u soo dirin Soomaaliya.

Taliye ku-xigeenka AMISOM Jen. Audance Ndiwumunsi iyo Afhayeenkooda Paddy Ankunda ayaa dhawaan sheegay in ciidamada nabad-ilaalinta ah ee ku sugan Muqadisho aanay howshooda baahin karin, balse ay u baahan yihiin Ciidammo dheeri ah.

Saraakiisha Ciidammada Midowga Afrika ee ku sugan Muqdisho ayaa dhowr jeer oo hore dalbaday ciidamo dheeraad ah, waxaana illaa hadda ka jawaabayay dalabkaas dowalda Uganda oo keliya.

Somalilandpost.net

yaasiin_29@rocketmail.com

Berbera, Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories