Yearly Archives: 2011

spot_imgspot_img

Filipo Inzaghi oo laga reebay liiska Kooxda AC Milan ee ka qaybgalaysa Champions League

SLpost Sports - Filippo Inzaghi ayaa si xoog leh uga cadhooday wararka sheegaya in laga reebay liiska ciyaaryahanada kooxda ACMilanee ka qeybgalaysa tartanka Champion...

Madaxweyne Siilaanyo oo magacaabay Guddiga Diiwaangelinta Ururrada Siyaasadda iyo Xubnaha ku jira

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa  magacaabay xubnaha guddida diiwaan galinta ururada Siyaasada ee dalka, taas oo dhamaystir ka...

Waxyeelada Badeecadda (Shiishada)

Khubaradda caafimaadka dunidda ee dhinaca caafimaadka aadamaha aqoonta u leh. Had iyo jeer waxaad akhriste maqashaa daraasado cusub oo ay xeel dherayaashaasi soo saareen,...

Casuumad Soo Dhaweyn Ah Oo Magaalada Hargeysa Loogu Qabtay Wasiirka Cusub Ee Arrimaha Gudaha Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Casuumad ballaadhan oo uu fidiyey Suldaan Cabdiraxmaan Cabdilaahi Aw Good, ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyey wasiirka cusub ee arrimaha gudaha...

Gaalkacayo: Sarkaal sare oo ka tirsan Ciidamada maamul-goboleedka Puntland oo lagu dilay iyo xiisadda colaadda oo cirka isku sareertay

Muqdisho (SLpost) – Taliyihii ciidamada Daraawiishta maamul-goboleedka Puntland Gaashanale-dhexe Maxamed Muuse Ilko-dheere ayay kooxo hubaysani maanta ku dileen Woqooyiga magaalada Gaalkacayo ee gobolka Mudug. Sarkaalkan...

Qalin Saxmay iyo Saadaal Rumawday

Qurba joog iyo qodaal jooguba Laba weeyi qiraala Inay qayb ka yihiin Qarankan manta aan joogno Qormo ay ku kulmeena Salaam qiima lahoo Qalbi saafi ahi dhiibay Qosolna ay ku dareen Qaxwihiina...

Garabka Waqaf ee Xisbiga UCID oo Eng. Faysal Cali Waraabe ku eedeeyay inuu meel kaga dhacayo hana-qaadka Dimuqraadiyadda Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Garabka Waqaf ee Xisbiga UCID ayaa Guddoomiyihii hore ee Xisbiga UCID, Fayal Cali Waraabe ku eedeeyay inuu ka soo hor jeedo dimuqraadiyadda...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img