HomeRonaldo: “Sannadka oo dhan ayaan dadka Aamusiyaa, qeyladoodana dheg uma Dhigo”

Ronaldo: “Sannadka oo dhan ayaan dadka Aamusiyaa, qeyladoodana dheg uma Dhigo”

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

SLpost Sports – Weeraryahanka xulka Portugal Cristiano Ronaldo ayaa sheegay inuusan waxba u arkin taageerayaashii ku ooriyay kulankii ay 4-0 kaga badiyeenCyprusee isreebreebka Euro 2012.

blankXiddiga Real Madrid ayaa door muhim ah ka ciyaaray guushii xulka Portugal isagoo dhaliyay labo gool, oo uu kala dhaliyay labadii qeyb ee ciyaarta.Ronaldo ayaa qaylo  uu kala kulmay taageerayaashii New GSP Stadium, iyadoo taageerayaasha Cyprus  ay ku dhawaaqayeen magaca xiddiga Barcelona Lionel Messi oo xafiiltan uu kala dhaxeeyo xiddiga reer Potugal.

Ciyaarta ka dib ayaa ciyaaryahankii hore ee Manchester United uu sheegay inuusan dhegba u dhigin hadaladii ay ku hadaaqayeen taageerayaasha xulkaCyprus.“Sannadka oo dhan ayaan dadka aamusiyaa. Waxba kama soo qaado waxa ay dadka kale sameeyaan ama yidhaahdaan” ayuu yidhi Ronaldo

“Waxaan doonayaa inaan sii wado shaqadeyda, xilli ciyaareedkan waxaa ku bilowday qaab fiican, goolal muhim ah, waxaana doonayaa inaan sii wado.”

Mar wax laga weydiiyay xaalada saaxiibkiisa ay isku kooxda yihiin ee Ricardo Carvalho oo xarunta tababarkaPortugalka dhaqaaqay maalintii arbacada Ronaldo waxa uu yidhi:“Wixii dhacay haatan waa soo dhamaadeen, tababare Paulo Bento arintaan mar hore ayuu ka hadlay, waxaan ka qabno kooxda ayay ku ekeeneysaa”.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories