Monthly Archives: October, 2011

spot_imgspot_img

13 ciidamada Maraykanka ah oo lagu dilay Afghanistan

Kabul, (SLpost)- Saddex iyo toban ka mid ah ciidamada Maraykanka ee ka tirsan hawl-gallada NATO ka waddo dalka Afgaanistaan ayaa lagu dilay qarax bambaano...

Europe at war 2018

The date is October 29, 2018, and Britain faces its darkest hour. On the battlefields of Europe, and the Armed Forces have been humiliated. In...

Madaxweyne Siilaanyo oo Safarkiisa ku sagootiyey magacaabista Guddiyo Ujeeddooyin kala duwan leh

Hargeysa, (SLpost)- Afar war-saxaafadeed oo ka soo baxay Madaxtooyada Somaliland, ayuu Madaxweyne Siilaanyo waxa uu guddiyo kala duwan ugu kala magacaabay xalinta khilaafaadkii ka...

Berbera: Mucaawino Turkiga ka timi oo la qaybqaybiyay

Hargeysa, (SLpost)- Markab laga leeyahay dalka Turkiga, ayaa la sheegay inuu dorraad ku soo xidhay Dekedda Berbera, kaasoo keenay caawimo ka timi dalkaas qaybtii...

Tunisia: Xisbi Islaami ah oo ku guulaystay Doorashooyinkii ugu Horeeyey ee dalkaas ka qabsooma

Tunis, (SLpost)- Xisbi Islaami ah oo siyaasaddiisu meel-dhexaad tahay ayaa ku guulaystay xukunka dalka Tunisia ka dib doorashooyinkii ugu horreeyey oo dalkaas ka qabsoontay...

Ururka-siyaasadeedka WADANI oo soo dhawayn aan loo kala hadhin kala kulmay dadweynaha reer Awdal

Boorame, (SLpost)-  Gudoomiyaha Urur siyaasadeedka Wadani Md. Cabdiramxaan Maxamed Cabdilaahi (Ciro) isla markaana ah Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland iyo wafti balaadhan oo uu Hogaaminayo...

Nuxurka Kulan dhex maray Madaxda Somaliland iyo Wefti ka socday Dawladda Talyaaniga

Hargeysa, (SLpost)- Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa kulan Saacad qaatay qasriga Madaxtooyada kula yeeshay Wefti 7 xubnood ka kooban oo ka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img