HomeMaxay Ku Kala Duwanyihiin Habdhaqanka Maamul Ee Tvga Qarnka Iyo Idaacadii horyaal

Maxay Ku Kala Duwanyihiin Habdhaqanka Maamul Ee Tvga Qarnka Iyo Idaacadii horyaal

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Sida laga war qabo idaacadii horyaal oo ku abuurantay fikrado siyaasadeed oo ahayd mid ay iska kaashadeen qurbajooga ku abtirsada xibiga maanta talada haya ee kulmiye .
Hadaba waxaynu is bar bardhig ku samayn donaa faraqa u dhexeeya tvga qaranka ee dadka ka dhexeeya iyo idaacadii dadka gaarka ahi adeegsan jireen ee horyaal oo taariikhda Somaliland kaga jirta idaacadaasi
Sida idaacadii xasuuqa badan gaysatay ee isku dirtay beelihii HUTUUGA IYO TUUDSIGA , Horyaal waxay xarunteedu ku taalay dalka dibadiisa balse waxa wararka loogu diri jiray Somaliland gaar ahaan hargaysa waxa ka howl gali jiray wariyaal badan balse taariikhdii horyaal ay ku suntan yihiin ilaa hada DHUXUL IYO SAYID oo ahaa kuwo lo adeegsan jiray nidaam qabiil oo aan ku salysnan hab xisbi iyo ahb suxufitoona mudadii idacada horyaal jirtay waxa la hayaa oo cadaana codadka baxsan anshaxa saxafada kuna jihaysan reer nacayb gaar ahaan beeshii ay ka soo jeedeen Madaxweyne rayaale iyo marwadiisii oo dhuxul habaryar labaad u hayad waxana jiray warar lagu wiiqayo sharafta iyo karaamada gobalka awdal oo uu dhuxul khaas u haa gudbinta wararkaa maadama oo uu sheegan jiray inuu gobalka awdal ku dhexkoray aqoon dheerna u leeyahay sida laga war qabo wararkaasi waxay ahayeen kuwo caadifad iyo xajiin qabiil wadatay oo ay u riyaaqijireen madaxda xibiga kulmiye godo iyo dibadba Dhuxul iyo sayid waxay ahaay midi daabkeeda uu hayo SIILAANYO una adeegsan jiray rayaale iyo goblaka uu ka soo jeedo
Sanadihii idaacada horyaal jirtay waxay samayn qabiil ku yeelatay dadka ku dhaqan miiga magaalada iyo dibadaba. Waxana jira war dhuuxul afkiisa ka akhriiyay habeen arbac ah 830  fiidnimo kasoo xanbaar sanaa cunfi iyo nqabyaalad iyo kiciin dab lagu kala dhexshidayay dadka is dhalay walalaha ee ceel bardaale wada dagan gudbinta warkaasi waxa uu sababay in isla habeenka oo idaacada horyaal la dhayagstay dad aan waxaba galabsan oo aqoonyaankii gobalka awdal ah lagu gaawroco wadada u dhaxaysa dila iyo kala baydh iyadoo ilaa hada la hayo codkii habeenkaa dhuxul akhriyay ee sobabay xasuuqa waxana cadaan ah in dadkii dilkaa gaystay ay yihiin dhagar qabayaal kuewaas oo ay ugu horeeyaan dhagartaa dhuxul iyo sayid oo sobab u haa dadkaan waxa galafsan waana mid maxkamad loo adeegsan doono arinkaa wakhtigeega. Hadaba doorashadii ka dib markii kulmiye ku guulaystay taladii dalka waxa uu darajooyin dalacsiineed ku siiyay wariyaalshii idaacada horyaal ee dilka dad aan waxa galabsan sobobta u ahaa iyadoo loo kala magacaabay wargayskii xukuumada la dhashay ee DAWAN WASIIR geel jire ula baxay iyo Tvga qaranka
Tvga qaranka oo loo magacaabay dhuxul  ayaa waxa jira qorshayaal hoose oo tvaga dawlada kala mid dhigaya idaacadii dhibta gaysatay ee horyaal taasoo ay soo baxeen nidaam qabyaaladeed oo dhuxul ka dhex bilaabay  wariyaashii gobolada iyo kuwii gudaha kuna qasbaya in wararka iyo barnaamijadu nodaan kuwo dhinac ka raran tusaale isagoo ay wali dhuxul ay ku jirto necbaashaha gobalka ay hooyadii ka soo jeedo isna ku koray (AWDAL) ayaa bilaabay in uu joojiyo wararka horumarineed ee laga soo diro gobalka awdal . madaxa wararkana ku amra inaan wararka gobalka awdal lagu badin tvga qaranka .arintaasi waxa la odhan karaa tvga qaranka waxay kala mid dhigaysaa idaacadii dhagarta gashay ee horyaal. Waxa kaloo jira qorshe qalab iyo kamarado lagu talo galay gobalada dalka. In qalabkii gobalka awdal uu gurigiisa gaystay ilaa hadana ma jiro cid ka hadashay arimaha noocaas ah waxa kaloo jira in dhacdadii dhawad  ee ka dhacday Dhakhtarka jajabka ee magaalada hargaysa oo dad danyar ah laga rarayay halkaasna ay ku dhinten laba qof afarkalana ay ku dhaawacmeen dhacdada warkaana warbaahintu si iskumida u qaadatay ayaa siidayn uu siidayo iska daayoo dhuxul ku qabsaday inamadii sooduubay  kuna yidhi yaa idin yidhi soo duuba hawshan dawladu wadato dadka ku dhintay iyagaa qaldanaaye

Arintaasina waxay TVGA QARANKA kala mid dhigaysaa dhacdadii idaacadii horyaal ee sobobtay in la laayo dad aan waxa galabsan!!!  Qaybaha danbe waxaan ku soo qaadan doonaa xidhiidhka naxdinta leh ee ka dhexeeya dhuxul iyo abtiyadii oo ah dadka ugu sharafta badan gobolka awdal iyoo dhuxul soo koriyay waxana baray iyo taariikh xumada dhuxul sameeyay
Qalinkii Siciid Cabdi xadhigle

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories