Monthly Archives: October, 2011

spot_imgspot_img

“Qodobka dabarka ku ahaa dhalinyaradu wuxuu I saameeyay 2002-dii waana guul weyn oo la gaadhay”

Hargeysa, (SLpost)- Xeerka doorashooyinka goleyaasha deegaanka Somaliland ayaa muddo badan dabar ku ahaa in ay dhalinyaradu ka qayb galaan siyaasada dalka, gaar ahaana ka mid...

Qalalaasihii maanta ka dhashay xoog ku-rarista Shacabkii Deggenaa Dhakhtarka Jajabka oo Galaaftay Xoghayihii Dawladda Hoose ee Hargeysa

Hargeysa, (SLpost)- Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Md. Maxamed Caraale Duur ayaa maanta xilkii ka qaaday Xoghayihii Dawladda Hoose ee Hargeysa Deeq Xirsi Cambuur ka...

Wararkii ugu dambeeyey ee khasaaraha ka dhashay hawl-gal ay Boolisku saaka ku waabariisteen Shacab xoog lagaga saaray Guryihii ay ku jireen

Hargeysa, (SLpost) Ciidamada Booliska Somaliland oo garab  iyo guubaabo laxaad leh ka helaya Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Maamulka Gobolka Maroodi jeex iyo dawladda hoose ayaa...

Mudanayaasha Golaha Wakiilada oo duuduub ku meel-mariyey Xeerka Nabadgelyada Guud ee Qaranka

Hargeysa,  (SLpost)- Mudanayaasha Golaha Wakiilladda Somaliland ayaa cod gacanta taag ah ku meel-mariyay Xeerka Nabadgelyada guud, kaasoo ay dooddiisu maalmihii u dambeeyay ka socotay...

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo ka hadlay hawlgallo ay Ciidammada Ammaanku shalay illaa xalay ka wadeen Caasimadda

Hargeysa, (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha Jamhuuriyadda Somaliland Maxamed Nuur Carraale (Duur), ayaa ka hadlay hawlgallo ay shalay illaa xalay Ciidammada Boolisku ka wadeen...

Madaxweyne Ku-Xigeenka oo shacbiga Baaq u jeediyay kana hadlay qaraxyadii Hargeysa

Hargeysa,  (SLpost)- Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa shacbiga Somaliland ugu baaqay inay feejignaadaan oo ay ciidammadda amaanka...

Xildhibaannada Iyo masuuliyiinta UDUB ee Gobolka Gabiley oo qaaddacay Shirka Golaha Dhexe ee Xisbigaas

Gabiley, (SLpost)- Mas’uuliyiinta Xafiiska Xisbiga UDUB ee gobolka Gabiley oo ay wehelinayaan xildhibaano ka tirsan golaha deegaanka ayaa gaashaanka si adag ugu dhuftay in...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img