Daahir Rayaale Oo Xaqiiqada U Sheegay Qurbejoogga Awdal, Garaaddada Laascaanood iyo Reer Soomaaliya

Must Read

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011.

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin, ayaa munaasibad soo dhawayn ah loogu Qabtay magaalada London ee caasimadda dalka UK habeenimadii xalay, waxaanu munaasibadda ka jeediyey hadallo uu kula hadlay guud ahaan Shacabka iyo siyaasiyiinta Somaliland.

Daahir Rayaale Kaahin, waxa uu si gaar ah uga hadlay aafada qabyaaladda iyo dhibaatada ay ku hayso qaranimada Somaliland, waxaanu shacbiga ugu baaqay inay u midoobaan dhismaha qaranimada Somaliland.

Madaxweynihii hore ee Somaliland, waxa kale oo uu baaq u jeediyey siyaasiyiinta majaraha u haysa hoggaaminta siyaasiga ah ee dalka, sida xukuumadda iyo madaxda axsaabta dalka.

Madaxweyne Rayaale oo sidoo kale ka hadlay qodobbo muhiim ah oo khuseeya xaaladda siyaasadeed ee dalku ku sugan yahay xilligan, kaga bogo muuqaalka Hoose

- Advertisement -

Latest News

He spied on Al-Shabaab for Ethiopia, then Ethiopia imprisoned him

This is the extraordinary story of an Ethiopian military intelligence operative who spent nearly three years undercover inside Al-Shabaab,...
- Advertisement -

More Articles Like This