HomeSomali NewsSomaliaXukuumadda Somaliland Oo Go’aan Ka Soo saartay Qorshe Soomaaliya Ku Dhawaaqday

Xukuumadda Somaliland Oo Go’aan Ka Soo saartay Qorshe Soomaaliya Ku Dhawaaqday

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Golaha Wasiirrada Somaliland ayaa fadhigooda toddobadlaha maanta ka soo saaray qodobbo khuseeya xaaladda ammaanka dalka, xuska 18-ka maalinta madax-bannaanida Somaliland iyo jawaabta dhawaaq ka soo yeedhay Soomaaliya.

Fadhiga 10aad ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi oo maanta ku qabsoomay madaxtooyada, ayaa laga soo saaray go’aamo ka kooban saddex qodob oo mid ka mid ah lagaga jawaabay dhawaaq ka soo yeedhay Soomaaliya oo ku hawlan tirakoob Guud oo laga samaynayo Dalweynihii laysku odhan jiray Jamhuuriyaddii Soomaaliya.

Tirakoobka oo Qaramada Midoobay ka caawinayso Soomaaliya, ayaa war-saxaafadeedka madaxtooyada ka soo baxay lagu sheegay “In aanay Qaranka Somaliland khusaynin  Tiro koobka ay Soomaaliya ku dhawaaqday in ay waddo, maxaa yeelay Jamhuuriyadda Somaliland waa dal gaar u taagan jiritaan ahaanna ka horreeyey Soomaaliya, xuduudeheeda Afarta Jahana ay cad yihiin, waana xuduudo caalami ah.  Sidaa darteed, Jamhuuriyadda Somaliland iyo Xuduudaheedu waxay u jiraan si sharci ah (de jure)”, Sida lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada Somaliland.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories