Qalinka Aqoonyahanka
Yaa dhisay Jidka Beledweyne ilaa Burco?
Waxaa jira dood badan oo ku saabsan cidda dhistay jidka dheer ee isku xira Beledweyne iyo Burco, iyadoo dad badan ay amaan u jeediyaan...
Latest News
Kacdoonka Qiimaha Shidaalka Somaliland iyo Fajaca Shacabka
Qiimaha Shidaalka Somaliland oo kordhay 32% Saddex usbuuc gudahood Qiimaha shidaalka ee Somaliland ayaa mar kale cirka isku shareeray, iyadoo arrintan ay abuurtay dood weyn,...
Latest News
Xukuumadda Somaliland Oo Iftiimisay Hadal-hayn ka soo Nogday Magacaabista Hoggaanka Sare ee Kuliyad Jaamacadeedka Burco
Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL ayaa ka hadashay hadal-hayn ka soo noqotay Isbeddel maamul iyo magac-beddel lagu sameeyey Kuliyadda Caafimaadka Jaamacadda Burco. Wasiirka Wasaaradda...
Somali News
Tartanka Kubadda Cagta Bukaanada ku jira Sahan Mental Hospital oo Soo Jiitay Bahda Ciyaaraha
Xarunta lagu dabiibo dadka qaba xanuunka dhimirka ee Sahan Mental Hospital ayaa maanta lagu soo gebagabeeyey tartan kubadda cagta ah oo loo qabtay kooxo laga soo dhex-xulay dadka ku jira xarunta, si loo dhiirrigeliyo caafimaadka maskaxda iyo isdhexgalka bulshada.
Somali News
Iran oo Ku Hanjabtay inay Weerarayso Xarunta Nukliyeerka Israa’iil
Sarkaal ka tirsan Millateriga Iran, ayaa sheegay in iskuday kasta oo Maraykanka iyo Israa'iil ay ku doonayaan in ay ku afgambiyaan maamulka Iiraan iyada...
Somali News
Maraykanka iyo Israa’iil oo Weerar ku Dilay Hoggaamiyihii Iran
Warbixin ku saabsan weerarkii Maraykanka iyo Israa’iil ku qaadeen Iran, kaas oo lagu dilay hoggaamiyihii ugu sarreeyey Iran, lana filayo inuu beddelo siyaasadda Bariga Dhexe.
Latest News
Madaxweyne Cirro oo ka Warbixiyey Safarkii Shaqo ee Imaaraadka Carabta iyo Ka Qayb-galka Shirkii Dawladaha Adduunka
Hargeysa — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa Golaha Wasiirrada si rasmi ah uga warbixiyey safarkii shaqo ee isaga iyo weftigiisu...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

