Somali News
Al-Shabab oo ku ballanqaaday inay xanuunjin doonaan TFG & Madaxda Muqdisho oo ku baaqay in lala jihaado
Muqdisho, (SLpost)- Kooxda Al-shabaab ayaa ku dhawaaqay inay qaadayaan weeraro dheeraad ah, ka dib qaraxii lagu hoobtay, sidaana waxa la sheegay in laga soo...
Somali News
Maraykanka oo saldhigyo qarsoodi ah ka samaysanaya dalalka Ethiopia iyo Seychelles oo ay duulayaan diyaaradaha aan cidi wadin
Washington, (SLpost)- Maamulka Maraykanka ee uu hoggaamiyo madaxweyne Obama ayaa qorshaynayo hirgelinta saldhigyo xarumo qarsoodi ah oo ay ka hawl-galaan diyaaradaha aan duuliyeyeesha lahayn,...
Somali News
Midowga Afrika waxa uu ku guuldarraystay taakulaynta dadka Afrika ee abaaruhu aafeeyeen, halka Dahabshiil laga tilmaamay kaalintiisa mudan
London (SLpost)- Wargeyska sida weyn loo xiiseeyo ee The economist, oo inta badan looga dambeeyo, kana faallooda arrimaha dhaqaalaha, ayaa warbixin guubaabo ah ka...
Somalia
Bannaan-bax loogu magac-daray Maalinta Xoreynta Muqdisho oo ka dhacay Caasimadda
Muqdisho (SLPOST)- Bannaanbax loogu magacdaray ‘Maalinta Xoreynta Muqdisho’ oo uu soo qabanqaabiyay maamulka gobolka Banaadir ayaa shalay ka dhacay garoonka kubadda Cagta ee Koonis...
Somalia
Wefti ka socda Iiraan oo Muqdisho yimiday iyo Alshabaab oo dhalinyaro ciqaabtay
Muqdisho (SLPOST)- Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Iiraan Cali Akbar Saalixi iyo Wefdi uu hoggaaminayo ayaa shalay soo gaadhay magaalada Muqdisho, waxaanu kulammo la...
Somaliland
Ururka Suxufiyiinta ee SOLJA oo sheegay inay Maxkamadda Sare u gudbiyeen Dacwad ka dhan ah Xeer Ilaalinta Qaranka
Hargeysa (SLpost)- Ururka SaxaafaUrrda Somaliland ee SOLJA ayaa si adag u cambaareeyey Falal ay sheegeen in Xukuumadda talada haysaa ay kula kacday qaar ka mid...
Somaliland
Wasiirkii hore ee Daakhiliga oo Xilkii ku wareejiyay Ku-xigeenka Wasaaradda + SAWIRO + CODAD
Hargeysa (SLpost)- Wasiirkii hore ee wasaaradda Arrimaha gudaha Dr Maxamed Cabdi Gabboose oo todobaadkan iska casilay wasaaradda Daakhiliga ayaa xilkii ku wareejiyay wasiir-ku-xigeenka wasaaradda...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

