HomeSomali NewsAl-Shabab oo ku ballanqaaday inay xanuunjin doonaan TFG & Madaxda Muqdisho oo...

Al-Shabab oo ku ballanqaaday inay xanuunjin doonaan TFG & Madaxda Muqdisho oo ku baaqay in lala jihaado

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Muqdisho,  (SLpost)- Kooxda Al-shabaab ayaa ku dhawaaqay inay qaadayaan weeraro dheeraad ah, ka dib qaraxii lagu hoobtay, sidaana waxa la sheegay in laga soo xigtay afhayeenka kooxddaas Cali Maxamuud Raage.

“Waxaanu ballan ku qaadaynaa in weerarada aanu cadowga kala horjeednaa ay noqon doonaan kuwo soo noqnoqda maalinba maalinta ka dambaysa,” sidaa waxa la sheegay inuu yidhi Mr. Raage oo u waramayay Idaacad lagu magacaabay Al-Andalu.

Dhanka kale, Ra’iisal Wasaaraha Somalia Cabdiweli Maxamed Cali, ayaa ku baaqay in shaqaalaha gargaarka bani’aadaminimo aanay banaanka ka taagnaan adeegyada dadka abaaruhu aafeeyeen, ka dib weerarkii dorraad dhacay ee is-qarxinta ahaa. “Beesha caalamka ee deeq-bixiyeyaasha ahi waa inaanay dhimin taageeradooda ay u geysanayaan dadka Soomaalida ah,” ayuu yidhi Mr. Cabdiweli, ka dib markii la waydiiyay su’aal la xidhiidhay inuu cabsi ka qabo inuu weerarkaasi khasab kaga dhigo shaqaalaha gargaarku inay dalkaas ka baxaan.

“Waxaanu hubin doonaa inay ciidamadayada amaanka iyo boolisku ay aad u shaqeeyaan. Dawladda TFG wax aka go’an inay cidhib tiraan cabsida.”

Inkasta oo ay khubaradu ka digayaan weerarada Al-shabaab iyo inaanu dagaalkaasi ku dhamaan inay ka baxeen Muqdisho, hadana Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya waxa uu ku adkaysanayaa inay lumiyeen taageeradii dadweynaha. “Al Shabaab waxay lumiyeen quluubtii dadka Soomaaliyeed. Immikana waanu ogayn inay weerarada noocan oo kale ah qaadayaan: is-qarxin miidaamo ah,” ayuu hadalkiisa raaciyay.

“Waa inaanu is-diyaarinaa, isla markaana waa inaanu hubinaa noocyada weeraradani inaanay mar kale dhicin,” ayuu hadalkiisa raaciyay.

Somalilandpost.news

Contact@somalilandpost.news

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories